HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Ezequiel Lavezzi Oo Macsalaameeyay Kooxda Napoli Kadib Markii Uu Si Rasmi Ah Ugu Biiray Naadiga Psg.
2012-07-03 08:05:40

ciyaaryahanka wadanka Argentina Ezequiel Lavezzi ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda PSG ee dalka France kadib hishiis 30 Milyan ku kacay oo uu kula biiray kooxdas.
Ezequiel Lavezzi ayaa habeenimadii  isniin ahayd shir Jara’id uu ku qabtay magaalada Paris isla markaasna saxaafada loo soo bandhigay ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay ku biiristiisa kooxda ka dhisan caasimada France ee PSG.
Xidiga weerarka Ezequiel Lavezzi ayaa hishiis afar sanno ah qalinka ku duugay isagoo kooxda Napoli ka caawiyay inay qaado koobka Talyaaniga halka uu keenay kaalinta ka qeyb galka koobka Champions-ka ee yurub.
Ezequiel Lavezzi ayaa shan sano kusoo qaaday kooxda Napoli laakin ugu dambeyn ayuu ka tagay kooxdas.
 Xidigaan  Ezequiel Lavezzi ayaa waxaa baadi goobayay kooxo dhowr ah sida Barcelona,Real Madrid,Chelsea,Labada Manchester.

Ciyaaryahanka wadanka Argentina Ezequiel Lavezzi ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda PSG ee dalka France kadib hishiis 30 Milyan ku kacay oo uu kula biiray kooxdas.

Ezequiel Lavezzi ayaa habeenimadii  isniin ahayd shir Jara’id uu ku qabtay magaalada Paris isla markaasna saxaafada loo soo bandhigay ku sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay ku biiristiisa kooxda ka dhisan caasimada France ee PSG.

Xidiga weerarka Ezequiel Lavezzi ayaa hishiis afar sanno ah qalinka ku duugay isagoo kooxda Napoli ka caawiyay inay qaado koobka Talyaaniga halka uu keenay kaalinta ka qeyb galka koobka Champions-ka ee yurub.

Ezequiel Lavezzi ayaa shan sano kusoo qaaday kooxda Napoli laakin ugu dambeyn ayuu ka tagay kooxdas.

 Xidigaan  Ezequiel Lavezzi ayaa waxaa baadi goobayay kooxo dhowr ah sida Barcelona,Real Madrid,Chelsea,Labada Manchester.

Ahmed Mooge

Xafiiska Deeyoo.com

Somalia-Mogadishu.

Ahmed_mooge007@hotmail.com

00252615140242

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii