
Horumarka fankeena oo cirka isku sii shareeraya iyo anagoo aad ugu faraxsan in shabakadeena deeyoo.com ay qeyb libaax ka qaadato horumarkan sida xowliga ku socda oo dhan kasta ah leh, waxaana iska kaashanaya fanaaniin da' yar, kuwii hore, abwaano, mulaxamiin, musikiistayaal, warbaahinta qeybaheeda kala duwan iyo dabcan farsamayaaqanada ku shaqada leh duubista iyo farsameynta heesaha casriga ah ee Soomaaliyeed.
hadaba anagoo ka duuleyna horumarkaas ayaan idiin soo bandhigeynaa mid kamid ah fanaaniinta la hana qaaday horey u socodka fankeena waa farxiya Kabayare oo la dhihi karo waxay safka hore kaga jirta hablaha sida aadka ah loo jecelyahay dadkuna u xiiseeyaan marka ay hees cusub soo saarto, sidoo kale Farxiyo waxa ay kamid tahay mid ama laba fanaan oo aan waligood soo qaadin hees hore ama Copy ah.
Daawasho wacan heeteeda cusub ee NAFTEYDAAY RAALI NOQO.
Deeyoo Music








Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii 