HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Jilayaasha Caanka Ah Tom Cruise Iyo Katie Holmes Oo Kala Tagaya Kadib Markii Ay Isla Noolaan Waayeen
2012-06-30 09:51:15

Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in jilayaasha Shirakadda Hollywood-ka ee kala ah Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa lagu wadaa inay is furaaan maalmaha soo aadan.
Garyaqaanka caanka ah ee lagu magacaabo Jonathan Wolfe ayaa xaqiijiyay in labadaan jilaa ee caanka ah inay is furayaan isla markaana taas laysku af-gartay.
Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa isku dhalay gabar 6 jir ah,iyagoo is qabay shan sannadood ayaa ugu dambeyn ay soo gabo gabowday guurkii shanta sanno,waxaana ay is guursadeen markii ay isku dhaleen gabadhaan lix jirka ah hal sanno kadib dhalashadeed.
Gabadha ay isku dhaleen Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa lagu magacaabaa Suri waana 6 sanno jir.
Tom Cruise oo 49 jir ah ayaa horey u soo dhalay labo canug waxaana u dhashay Nicola Kidman,waxaana guurka uu Cruise uu guursaday Katie Holmes ayaa ahaa guurkiisa 3-aad waxayna is guursadeen sanadkii 2006.
Katie Holmes waa 33 jir waxaana ugu dambeyn soo dhamaatay noloshii ay la wadaagaysay mid kamid ah jilayaasha caalamka ugu wanaaagsan waa Tom Cruise.
Afhayeen u hadlay dadka caanka ah ayaa u sheegay warbaahinta inay  Katie Holmes ay saxiixday File-ka furiinka isla markaasna Tom Cruise uu si weyn ugu murugaysan yahay arrintaas furiinka ay ku dalbatay kuna saxiixday Katie Holmes.
TMZ ayaa sheegay in Katie Holmes ay Buuxisay Feylka Furiinka waxaana si weyn ugu wal walsan Tom Cruise oo furiinkiisa 3-aad u noqonayso,iyadoo sidoo kale ka dhigaysa in isaga iyo saddexdiisa caruur ay si gooni gooni ah u kala noolaadaan.
Markii ugu horeysay ayaa Jilaaga ama Atoore Tom Cruise uu meel fagaare ah ka sheegay inuu jecel yahay Katie Holmes isla markaasna uu shaaca ugu qaaday goob fagaare ah taas oo ku dhiira galisay in Katie Holmes ay jaceyl lixaad leh u sii qaado Cruise.
 
“aad aya u jeclahay Cruise,ma aqaano waxaa dhaho,maxaa ugu abaal gudaa,waa qofka xasiliya qalbigayga ayaa laga soo xigtay Katie Holmes oo mar si xad dhaaf ah u jecleed Jilaa Tom Cruise.
 
Ileen horaa loo yiri afkii laguu amaano ama qalbigii laguu jeclaado marbaa waxaa ka imaada wax cagsi ama ka duwan wixii horey ugu soo baxay,inkastoo Atariisho Katie Holmes ay bari hore sheegtay inay jeceshahay oo aysan ilaabi doonin Cruise ayaa manta waxaa ay saxiixday Feylka Furitaanka Tom Cruise.
 
Labadan Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa meherkooda uu ka dhacay Eiffel Tower AMA Taallada Magaalada Paris ee lagu magacaabo Eiffel.
 
Labadaan Jilaayasha ah ayaa waxay heystaan ama lagu qiyaasaa lacagaha ay leeyihiin 275 milyan oo Dollar.
 
Katie iyo Cruise ayaa isku imaanin tan iyo 5-tii bishii Aprill sanadkaan waxana ay ku soo begantay saxiixa Katie ay saxiixday Feylka Furiinka xilli Tom Cruise uu joogo jasiiradda Iceland halkaas oo uu ku jilaayo filim lagu magacaabo Oblivion ama hilmaamid xaalad taagan.
 
Tom Cruise waa mid kamid ah Aktarada ama Atoorayaasha Hollywood kuwooda ugu lacagta badan,waxaana dhawaan uu sameeyay filim lagu magacaabo Rock of Ages.
 
AHMED MOOGE
Ahmed_mooge007@hotmail.com
00252615140242
Muqdisho-Somalia
 
Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in jilayaasha Shirakadda Hollywood-ka ee kala ah Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa lagu wadaa inay is furaaan maalmaha soo aadan.

Garyaqaanka caanka ah ee lagu magacaabo Jonathan Wolfe ayaa xaqiijiyay in labadaan jilaa ee caanka ah inay is furayaan isla markaana taas laysku af-gartay.

Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa isku dhalay gabar 6 jir ah,iyagoo is qabay shan sannadood ayaa ugu dambeyn ay soo gabo gabowday guurkii shanta sanno,waxaana ay is guursadeen markii ay isku dhaleen gabadhaan lix jirka ah hal sanno kadib dhalashadeed.

Gabadha ay isku dhaleen Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa lagu magacaabaa Suri waana 6 sanno jir.

Tom Cruise oo 49 jir ah ayaa horey u soo dhalay labo canug waxaana u dhashay Nicola Kidman,waxaana guurka uu Cruise uu guursaday Katie Holmes ayaa ahaa guurkiisa 3-aad waxayna is guursadeen sanadkii 2006.

Katie Holmes waa 33 jir waxaana ugu dambeyn soo dhamaatay noloshii ay la wadaagaysay mid kamid ah jilayaasha caalamka ugu wanaaagsan waa Tom Cruise.

Afhayeen u hadlay dadka caanka ah ayaa u sheegay warbaahinta inay  Katie Holmes ay saxiixday File-ka furiinka isla markaasna Tom Cruise uu si weyn ugu murugaysan yahay arrintaas furiinka ay ku dalbatay kuna saxiixday Katie Holmes.

TMZ ayaa sheegay in Katie Holmes ay Buuxisay Feylka Furiinka waxaana si weyn ugu wal walsan Tom Cruise oo furiinkiisa 3-aad u noqonayso,iyadoo sidoo kale ka dhigaysa in isaga iyo saddexdiisa caruur ay si gooni gooni ah u kala noolaadaan.

Markii ugu horeysay ayaa Jilaaga ama Atoore Tom Cruise uu meel fagaare ah ka sheegay inuu jecel yahay Katie Holmes isla markaasna uu shaaca ugu qaaday goob fagaare ah taas oo ku dhiira galisay in Katie Holmes ay jaceyl lixaad leh u sii qaado Cruise.

 “aad aya u jeclahay Cruise,ma aqaano waxaa dhaho,maxaa ugu abaal gudaa,waa qofka xasiliya qalbigayga ayaa laga soo xigtay Katie Holmes oo mar si xad dhaaf ah u jecleed Jilaa Tom Cruise. Ileen horaa loo yiri afkii laguu amaano ama qalbigii laguu jeclaado marbaa waxaa ka imaada wax cagsi ama ka duwan wixii horey ugu soo baxay,inkastoo Atariisho Katie Holmes ay bari hore sheegtay inay jeceshahay oo aysan ilaabi doonin Cruise ayaa manta waxaa ay saxiixday Feylka Furitaanka Tom Cruise.

 Labadan Tom Cruise Iyo Katie Holmes ayaa meherkooda uu ka dhacay Eiffel Tower AMA Taallada Magaalada Paris ee lagu magacaabo Eiffel. Labadaan Jilaayasha ah ayaa waxay heystaan ama lagu qiyaasaa lacagaha ay leeyihiin 275 milyan oo Dollar.

 Katie iyo Cruise ayaa isku imaanin tan iyo 5-tii bishii Aprill sanadkaan waxana ay ku soo begantay saxiixa Katie ay saxiixday Feylka Furiinka xilli Tom Cruise uu joogo jasiiradda Iceland halkaas oo uu ku jilaayo filim lagu magacaabo Oblivion ama hilmaamid xaalad taagan. 

Tom Cruise waa mid kamid ah Aktarada ama Atoorayaasha Hollywood kuwooda ugu lacagta badan,waxaana dhawaan uu sameeyay filim lagu magacaabo Rock of Ages. 

 AHMED MOOGE
Ahmed_mooge007@hotmail.com
00252615140242
Muqdisho-Somalia

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii