Miyaan Ladaney ladaa,, helaa lulaa oo gam'aa,, Miyaan,, miyaan miyaan aniguba liqaa,, anfaaciga laasimaa, waa ereyo kamid ah heesta LAHASHO oo si talantaaliga ah u wada qaadaan fanaanka da'da yar ee heesihiisa aadka loo dhageysto sanadkan Mursal Muuse iyo fanaanada codka mucjisada ah leh Khadra Silimo.
Heestan Lahasho oo aan isbuucyo kahor kasii deynay shabakadan Deeyoo iyada oo maqal ah waxaa hada muuqaal ahaan u duubay TV-ga caanka Horn Cable TV xaruntiisa Hargeisa, waxa ay ku jirtay barnaamij ay daadihineysay saxfiyada caanka ah Nimco Samriye oo ay labada fanaanba marti u ahaayeen.
Ereyada heestan waa Abw Hassan Dahir Warsame, laxanka waxaa saaray Fanaan, Abw iyo Laxamiiste Hassan Dhuxul Laabsalaax iyo Musigii Ahmed Weli Furunle ee bal daawasho wanaagsan.
Heestii Lahasho: Mursal Muuse iyo Khadra Silimo.








Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d