HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Heestii Aadka Looga Daba Dhacay Ee Sug Iyo Soco Ee Shukri Sindiko Oo Muuqaalkeedii Soo Baxay Daawasho Wacan.
2012-06-25 19:24:46

Sug wey horeysaa, Socona wey danbeysaa waa mid kamid ah heesihii sida aadka ah loo dhageystay maqalkooda dadkuna ay aadka uga faaleeyeen miraha iyo laxanka heestan, nasiib wanaag waxaa hada soo baxay muuqaalka heesta oo aan nasiib yeelanay soo bandhigideeda.


Qoraxdii Fanka Shukri Sindiko ayaa iska leh codka iyo ereyada heestan, waxaana laxanka u saaray Fanaanka iyo laxamiistaha weyn Jooqle Shire, halka uu musiga heestan saaray Bashiir hanuuniye.


Muuqaalka wacan iyo farsamada aad ka arki karo heestan waxaa sameeyay Ali Bakri Sheikh ee bal nagula raaxeysta heestan Sug iyo Soco iyo Shukri Sindiko.

 

 

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59