Dalka Shiinaha ayaa shaaciyay in hawada sare uu u diri doonno dayax gacmeed kaaas oo u socdaalaya hawada sare waxaana markii ugu horeysay dayax gacmeed raacaya Haweenay taas oo lagu magacaabo Liu Yang oo noqonayso Gabadhii ugu horeysay ee cirbixiyeen noqota.
Liu Yang ayaa safarkeeda waxaa ku wehliya labo nin kuwaas oo ku safraya dayax Gacmeedka Gobi Desert oo laga dirayo saldhigga Tiangong.
Gabadhaan Liu Yang waa 33 jir waama 33 jir darajada ciidanka waxaa ay ka gaartay Gaashanle (major)waxaana ay qaadanaysay muddo labo sanno tababar dhanka cir bixinta.
Sidoo kale Liu Yang ayaa ku dhalatay gobolka Henan ee dalka Shiina,waana gabar aftahanad ah,jecel Akhriska buugaagta iyo Karinta cunada.
Ms Liu Yang ayaa ku biirtay ciidamada cirka dalka Shiinaha sanadki 1997 markaas oo 18 jir ay ahayd waxana ay samaysay 1,680 saac oo duulimaad ah.
Haweeneydan Ms Liu Yang ayaa ah mid ku cusub qeybta cir bixinada dalka Shiinaha iyadoo ku biirtay kaliya labo sanno ka hor sida ay sheegtay wakaladda wararka wadankaas ee Xinhua.

“maalinteedii 1-aad waxa lee sheegay inaan waxbo aysan kala duwaneen Raga iyo haweenka ayay u sheegtay Ms Liu Yang warbaahinta iyadoo ka sheekaynaysay wadada ay u soo martay heerka ay haatan taagan tahay.
Aniga waxaa ahay Duuliye,waxa ku duulay cirka haatan waxaa ahay Cir bixiyeen waxaana ku duuli doonaa Dayax Gacmeed waana mid ka dheereeya oo ka sareeya kan diyaaradeed ee aan sameeyay.
Ms Liu Yang aya yaraanteeda jecleed inay noqoto Garyaqaanad laakin markii ay iskuulka dhamaysay ayay mehradeeda jeclaysatay inay ka mid noqoto ciidanka Cirka dalka Shiinaha.
Sidoo kale Ms Liu Yang ayaa shegtay in mar ay jeclaatay inay noqoto kuwa ka shaqeeya basaska ama Tareenada ee dadka ka hubiya Tikidhada(Kirishboy ama Aytante) caawiyaha Darawalka si ay maalin kasto u saarnaato Bas ama Tareenka.
Waraysi ay siisay tv-ga CCTV ee dalka China ayay sheegtay inaysan marnaba waqti u helin inay booqato qoyskeeda labadii sanno ee uu socday tababarka.
“aad ayuu ii taagersan yahay Seygeega ama ninkeega ayay tiri Ms Liu Yang oo intaa raacisay inay aad ugu mahad celinayso isaga.
Ahmed Mooge
Xafiiska Deeyoo.com
Somalia-Mogadishu.
Axmed_mooge@hotmail.com
00252615140242








Dhakafaar waa mid kamid ah hessihii ugu cajiibsanaa ee sanadahan la qaado iyo iq
Yax yax waa hees uu jaceyl ku dhamaaday waa codkii iyo muuqaalkii nilicdii banaa
Maseyr waa hees cusub oo dhab ka hadal ah iyo fanaanada qaaliga ah ayaan taleex
Hees cusub iyo fananaka sanadka waa mursal muuse iyo heestiisa xidaarada jaceylk
Heestii quman iyo fanaanka caanka ah ee waqooyiga amerika abdiasis iskalaji oo m
Hees aad u macaan oo shirib ah iyo fanaanka codka macaan ee reer swiss omar shar
Tobankii 10 hees ee ugu danbeeyay ee aan kasii deyno deeyoo music ku dhageyso mo
Cadaay iyo junyarka qaranka norwey oo soo gaaray semifinaalaha qaramada yurub iy
Hooyoy macaaney, allow jannada ku geey,,, best hooyo song 2013, jooqle shire new
Daadooy,, hees banaadiri ah oo hadana talantaali ah iyo weliba daadis, fanaaniin