
Walli waxaa si xiiso leh ugu sii soconaya garoonka Jaamacadaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir ciyaarihii horyaalka 37-aad ee Somalia oo bishaan ka furmay halkaas.
Maalintii shalay ayaa kulan aad u xiiso badan wuxuu dhexmaray kooxaha Heegan iyo Banadir Telecom waana kulan kamid ah kulamada ugu xiisaha badan ciyaaraha horyaalka Somalia oo afarta galab ee la ciyaaro ay u so daawasho tagaan dadweyne aad u farabadan.
Labada naadi ayaa ah kooxaha ugu awoodda badan xilligaan dalka Somalia naadiyadiisa kubadda cagta ayaa waxaa ay ciyaartooda kusoo dhamaatay 3-2 ay ku badisay kooxda Heegan ee ciidanka Booliska Somaliyeed.

Kadib markii ay dhamaatay ciyaartaas ayaa gudoomiyaha kooxda Heegan Cali Shiino u sheegay webseedka www.deeyoo.com inuu rajo ka qabo inuu qaado horyaalka soconaya isla markaasna ay si weyn ugu soo diyaar garoobeen kulankas.
Ciyaartaan ayaa waxaa dhex dhexaadinayay Garsoore Saalax Cumar Abuukar oo ah garsoore caalami oo ka tirsan 9-ka Garsoore ee Fifa ugu jirta Somalia waxaana intii ciyaartaas socotay uu bixiyay Garsoore Saalax calaamad casaan ama Rooso.




Ahmed Mooge
Xafiiska Deeyoo.com
Somalia-Mogadishu.
Axmed_mooge@hotmail.com
00252615140242








Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii 