HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Ac Milan Oo Iska Diiday Lacagtii Badneyd Oo Paris Sg U Gaartay Th-silva Iyo Liiska Difaacyadii Ugu Qaalisanaa Ee La Kala Iibsado.
2012-06-16 04:32:09

 Kooxda Ac Milan ayaa gaashanka ku dhufatay inay lacago tiro badan ku iibiso daafaceeda reer Braziil Thiago Silva.
Milkiiilaha Ac Milan Silvio Berlusconi ayaa gaashanka ku dhuftay qorshe PSG ay soo bandhigtay oo ay ku doonaysay daafaca Milan Thiago Silva kaas oo todobaadyadii dhawaa ay raadinaysay kooxdas.
Naadiga PSG ee dalka Fransiiska aya doonayso Thiago Silva isla markaasna ay u soo bandhigtay lacag dhan 37.5 milyan oo Gini oo ay ku rabto Thiago Silva oo 27 jir ah kana ciyaara daafaca dhexe.
“ma doonayno inaan iibino Thiago Silva ayuu u sheegay Berlusconi TV-ga Sport Italia.
Daafaca kooxda Manchester Rio Ferdinand ayaa ah walli daafaca ug qaalisan caalamka wuxuuna yahay qiimihi 10 sanno ka hor ay Man utd kaga soo iibsatay Leeds 33.1 milyan oo gini.
Shirkad Qatar laga leeyahay ayaa iibsatay saamiga PSG 70% sanadkii hore isla markaasna u balan qaaday Carlo Anceloti inuu dalbado xidigoo doonno.
PSG ayaa xilligii dhamaaday kaalinta 2-aad gashay kadib markii ay 3 dhibcood ay ka dambeysay kooxda sida la yaabka ah u qaaday horyaalka Faransiiska ee Montpellier.
Tababare Carlo Ancelotti wuxuu doonayaa inuu xoojiyo xulkiisa xilliga cusub ee bilaabanaya wuxuuna rabaa inuu xulkiisa ka xoojiyo dhinac kasto isagoo weerar kuqaaday kooxdiisa hore ee Ac Milan oo uu ka doonayo Thiago Silva iyo Zlatan Ibrahimovic laakin waxaaa durbaba laga diiday Thiago Silva.
 
Thiago Silva aya haatan qandaraaska uu kula jiro Ac Milan uu ku egyahay 2016 wakiilka xidigaas oo lagu magacaabo Paolo Tonietto ayaa sheegay in Ac Milan ay doonayso in Thiago Silva uu sii jooggo kooxda xilli kale.
Silvio Berlusconi ayaa raba inuu mar kale u sii dheereeyo Thiago Silva qandaraaska uu kula jiro haatan waxaana Thiago Silva uu mushaar ahan u qaataa sanadki 4 milyan oo Euro oo u dhiganta 3.25 milyan oo Gini.
Adriano Galliani oo ah ku xigeenka gudoomiyaha Ac Milan ayaa dhawaan sheegay inuu wadahadal kula jiro kooxda PSG oo ay ka iibinayaan Thiago Silva ayaa Berlusconi uu sheegay inay ka baxeen qorshahaas kadib markii ay waayeen badalka daafacaas.
Thiago Silva oo 27 jir ah ayaa kusoo biiray Ac Milan 2008 kadib markii ay 10 milyan oo Euro kaga soo iibsadeen kooxda Fluminense laakin ciyaaro wanagsan oo uu kasoo bandhigay Talyaaniga ayuu ugu dambeeyn uu noqday mid kamid ah xidigaha ugu wanaagsan daafaca caalamka.
Hadaba xidigaha ugu qaalisan caalamka.
1 - Rio Ferdinand £33.1m
(Leeds United to Manchester United, 2002)
 2 - Fabio Coentrao £27m
(Benfica to Real Madrid, 2011)
3 - Pepe £25m
(Porto to Real Madrid, 2007)
4 - Daniel Alves £23.5m
(Sevilla to Barcelona, 2008)
5 - Dmytro Chygrynskiy £22.5m
(Shakhtar Donetsk to Barcelona, 2009)

Ahmed Mooge

Xafiiska Deeyoo.com

Somalia-Mogadishu.

Axmed_mooge@hotmail.com

00252615140242

Latest News Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Arimaha Bulshada Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d