HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Ururka Dhalinyarada Ee Syao Oo Si Rasmi Ah Muqdisho Uga Furay Xarun Dhaqan Celin Iyo Dhiiri Gelin Dhalinyarada Soomaaliyeed.
2012-06-09 22:23:37

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu furayay xarun cusub oo loogu tala galay Dhaqan celinta iyo Dhiira galinta Dhalinyarada Soomaliyeed isla markaana uu soo qaban qaabiyay Ururka u dooda xuquuqda dhalinyarada Somaliyeed ee Somalia Youth Advocacy Organization  oo loo soo gaabiyo SYAO  ayaa maanta si rasmi ah uga furay xaruntaas Magaalada Muqdisho ee gobolka Banaadir.
Furinaanka Xaruntaan ayaa waxaa kazoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia,Dhalinyaro ka socotay 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, Culumo-owdiin,Haween,iyo Marti Sharaf kale.
Intii ay Socotay Xafladdaas waxaa lagu soo bandhigay Heeso iyo Riwaayado ka tarjumaya Dhaqan Celinta iyo Dhiira galinta Dhalinyarada iyo doorka Dhalinta ay ku leeyihiin Bulshada.
Furitaanka Mashruucaan waxaa Qudbado kazoo jeediyay mas’uuliyiintii lagu casuumay Xafladdaas waxaana ugu horeyn ka hadlay Mudane Cabdi Cali Xasan oo ah Wasiir Dowlaha Wasaradda Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Dowladda Kmg wuxuuna sheegay in xaruntaan ay ka rajeenayaan inay horumar gaarsiiso Dhalinyarada Somaliyeed oo uu sheegay inay noqdeeen kuwo loo adeegsado dhinaca aan wanaagsanayn.
Sidoo kale waxaa ka hadlay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Max’ed Yuusuf Cismaan isagoo sheegay inay Maamulka Gobolka Banaadir uu aad ugu faraxsan yahay Xaruntaan uu Ururka SYAO ka furay Muqdisho isla markaana ka shaqeynayso daryeelka Dhalinyarada ku dhaqan 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir.
“waa taageereynaa haddii aan nahay Maamulka Gobolka Banaadir cid kasto oo ka qeyb qaadanayso wanaaga sida Ururka SYAO oo u istaagay inay sameeyaan xarun lagu Dhaqan celinayo isla markaasna lagu dhiiri galinyo ayuu intaa raaciyay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Max’ed Yuusuf Cismaan.
 
Ugu dambeyn waxaa halkaas ka hadlay Gudoomiyaha Ururuka Dhalinyarada Soomaliyeed ee SYAO Mudane Maxa’ed Ibraahin Cali MAXAMED CAJIIB wuxuuna sheegay in Ururkooda ay ugu Talo galeen inay Dhalinyarada Somaliyeed ay u sameeyaan Dhaqan celin isla markaana ay ka shaqeeyaan sidii Dhalinyarada Ay Mustaqbal wanaagsan ay u heli lahaayeen.
Mr Maxmed Cajiib wuxuu intaa ku daray in Xaruntaan ay dhalinyarada ka taageeri doonto dhinacyada Horumarka oo ay siin doonto Waxbarasho kala duwan oo ay dhalinyarada ku dhiiri galin doonaan inaysan noqonin kuwo loo adeegsado inay ka qeyb qaataan bur burinta dalka Somalia,wuxuuna intaa raaciyay Mas’uul  Maxamed Cajiib in dhamaan dhalinyarada 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir ay u siman yihin Xaruntaan isla markaasna ay tixgalin gaar ah siin doonaan Gabdhaha.
 
Si kastaba Ururkaan SYAO ayaa ah urur dhalinyaro oo howlo badan  oo la taaban karo dhinaca horumarka u sameeyay Dhalinyarada iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee Bulshada waana urur ay maamulkiisa hayaan Dhalinyaro fir fircoon,howl kar ah, waxaana Hormuud u ah MAXAMED CAJIIB IYO XASAN CALI GEESEY kuwaas oo oo aan ku tilmaami karno inay yihiin Geesiyaal u istaagay inay bad baadiyaan Dhalinyarada Soomaliyeed isla markaana ay Taariikhda xusi doonto wanaaga ay u qabteen bulshada Somalida ee ku nool bariga Afrika.

Ahmed Mooge

Xafiiska Deeyoo.com

Somalia-Mogadishu.

Axmed_mooge@hotmail.com

00252615140242

Latest News Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Arimaha Bulshada Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h