HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Hees Cusub Oo Muuqaal Qurxoon Leh Magaceeduna Yahay Masalaha Ayuu Nasoo Gaarsiiyay Alfanaan Mukhtar Osman Ee Daawasho Wacan.
2012-06-07 21:24:01

Heestan cusub oo la magac baxday waxaa lagu sameeyay magaalada Oslo, Studio Dhega (Sallaxaley) ayaa suurta geliyay soo bixida heestan macaan.


Waa Alfanaan Mukhtar Osman oo codkiisa iyo muuqaalkiisaba kaga boganeysid heestan, halka uu ereyada u sameeyay Qamaan Abdiwaxid oo lagu wada xasuusto heestii caan baxday ee Dhag Dhag, waxaa laxanka heestan sameeyay Xaamud Ubax halka uu Musiga macaan u tumay Abdi Yare Abiib ee daawasho iyo dhageysi wanaagsan.


Heesta Masalaha iyo codkii Mukhtar Osman.

 

 

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59