HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Barcelona Oo Tooshka Ku Haysa 9 Difaac Ah Iyo Xidig Aad U Da' Yar Oo Ay Soo Iibsan Rabto.
2012-06-06 21:22:47

Kooxda weyn ee dalka Spain Barcelona ayaa soo saartay liis ay ku qoran yihin ilaa 9 ciyaaryahan oo ay kooxdaan doonayso.
Liiskaan ayaa dhaman xidigaha ku qoran waxay yihiin daafacyo ay kooxda Barcelona doonayso inay lasoo wareegto  xilligaan marka uu dhamado.
Xidigaha liiska ku jira ayaa waxa kamid ah daafaca Ac Milan Thiago Silva.
Jariiradda El Mundo Deportivo ayaa soo bandhigtay liiska xidigahaas waxana ay kala yihiin  Thiago Silva (Ac Milan)Javi Martinez (Athletic Bilbao), Iñigo Martínez (Real Sociedad), Dejan Lovren (Lyon), David Luiz (Chelsea), Thomas Vermaelen (Arsenal), Jan Vertonghen (Ajax) iyo labada xidig ee u ciyaara kooxda Borussia Dortmund, ee lagu kala magacaabo Neven Subotic iyo Mats Hummels.
Sidoo kale:
Kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa waxaa ay raadinaysa inay lasoo wareegto xidig yar oo u dhashay dalka Fransiiska kaas oo ah kaliya 15 jir.
Xidigaan oo lagu magacaabo Chendri Theo ayaa waxa uu u ciyaaraa ama uu ka tirsan yahay koox heerka 4-aad ah,iyadoo markii ay dalab u soo dirtay Barcelona Hooyadiis marna ayku faraxday marna ay ka xumaatay.
“Qaar kamid ah kooxaha waxay soo bandhigaan lacag oo ay doonayaan inay ku iibsadaan ciyaartoy ayay tiri hooyada dhashay Chendri Theo oo lagu magacaabo Mrs Theo.
Waxay intaa ku dartay maamada dhashay Chendri Theo in aysan jirin xirir lacageed oo ay Barcelona kala hadashay oo ku aadan saxiixa wiilkeda iyadoo sheegtay in wiilkeeda uu aad u yaryahay isla markaasna aysan jeclaysanin isagoo sidaa u yar uu dibadda ku noolaado marna ay ku faraxdo in wiilkeeda ay Barcelona soo dalbato.
Ahmed Mooge
Xafiiska Deeyoo.com
Somalia-Mogadishu.
Axmed_mooge@hotmail.com
00252615140242 

Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii