Kooxda Real Madrid ayaa waxay doonaysaa in hishiiska ay Manchester city ku doonayso Higuain uu qeyb ka noqdo David Silva.
Gudoomiyaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa taleefan kula hadlay todobaadkan ciyaaryahanka reer Spain ee David Silva wuxuuna uu ka codsaday in uu aqbalo inuu codsi kasta oo kaga imaado Real Madrid isla markaasna Manchester City ay ka iibiso Real Madrid isla markaasna iyaga (Real Madrid) ay dalban doonaan inuu David Silva hishiiska Higuain ay kula wareegayso Manchester City.
Florentino Perez ayaa sheegay in haddii la rabo inuu hishiiska Higuain dhamado ay Manchester city ay ku darto David Silva.
Ahmed Mooge
Xafiiska Deeyoo.com
Somalia-Mogadishu.
Axmed_mooge@hotmail.com
00252615140242

Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay 