
Waxaa galabta ka furmay garoonka Jaamacadaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho horyaalka Kooxaha K/cagta heerka 1-aad
Xafladda furitaanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo madaxda kala duwan ee xiriirada dalka Somalia iyo dadweyne kale.
Ku simaha gudoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta Somalia Cali Saciid Guuleed,Xoghayaha guud ee xiriirka iyo madax kale oo ka tirsan xiriirka k/cagta iyo xiriirada soomaliyeed.
Sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay kulankaan qaar kamid ah xildhibaanada dowladda kmg iyo gudoomiyaha degmada Hodan Mudane Dhabaneey iyo mas’uuliyiin kale.
Horyaalkan oo lagu waday inuu furmo maalinta jimcihii ayaa dib u dhac dhanka farsamada uu ku yimid waxaana la furay galabta.
Ciyaarta furitaanka horyaaalka 37-aad ee kooxaha heerka 1-aad ayaa waxaa ay dhexmartay Kooxda Elman oo ah naadiga difaacanaya horyaalkan iyo kooxda Bad Baado oo dhawaan u soo baxday heerka 1-aad iyadoo waqtigi loogu talo galay ay 3-1 guusha ku raacday kooxda Elman inkastoo Ay Elman iska qasaarisay kubad rigoore ah.
Ahmed Mooge
Xafiiska Deeyoo.com
Somalia-Mogadishu.
Axmed_mooge@hotmail.com
00252615140242








Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e