HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Arimaha Fanka
Fanaanada Caan Baxday Fartun Omar Ayaa Sanadkan 2014ka Kusoo Xirtay Muuqaal Cajiib Ah Iyo Heestii Hanad Ee Nala Daawo.
date: 2011-03-09 04:12:39
fanaanadeena qaaliga ah fartun omar ayaa sanadkan 2014ka kusoo xirtay hees cajiib ah oo hadana laga sameeyay muuqaal aad u qurux badan oo soo jiidanaya indhahaaga. heestan hanad oo kamid ah heesihii ay soo saartay xidigtan north america 3 sano kah...
Fanaanka Wadaniga Ah Aidarus Maliboy Oo Mar Kale Soo Saaray Hees Wadani Ah Ee Daawasho Wanaagsan Saaxiibayaal.
date: 2011-03-09 04:12:39
daawasho wacan hees wadani ah iyo fanaanka wadaniga ah aidarus maliboi oo mar walba soo saara heeso wadani ah oo uu ku dhiiri gelinayo dadkiisa, waxaan leenahay ku dayasho ayaad mudan tahay fanaankeena qaaliga ah aidarus iyo weliba kooxda u istaagtay...
Hees Af Oromo Ah Oo Ay Wada Qaadayaan Fanaanadeena Sanadka Hodan Abdirahman Iyo Mukhtar Adeero Ee Daawasho Wacan
date: 2011-03-09 04:12:39
kusoo dhawaada oo nala daawada hees aad u macaan muuqeeda, laxankeeda laakiin aan fahmi karin ereyada koley waa jaceyl sidey ila tahayee bal daawasho wanaagsan hodan abdirahman iyo mukhtar adeero ayaa talan taali u qaadaya. mahad celin studiyaha c...
Wax La Sugaba Hadey Soo Dhacday Jawaabta Heestii Hadaadan Tumeyn Iyo Codka Alfanaan Ahmed Zaki Daawasho Wacan.
date: 2011-03-09 04:12:39
daawasho wacan muuqaal cajiib ah iyo jawaabta heestii hadaadan tumeyn oo uu soo saaray xidiga reer swiss ahmed zaki waa soo saaridii haataf studio ee oslo norway. https://www.youtube.com/watch?v=dr_igyhjouw&feature=share daawasho wanaagsan....
Xidigaha Sanadkan Soo Baxay Ee Fankeena Si Layaab Lehna Magac Ku Heleen Sanad Gudihiis Amaba Bilo Gudaheed Sabriin, Dayax, Istaahil Iyo Najiib
date: 2011-03-09 04:12:39
dhageysi wanaagsan 4 hees oo ay kala qaadayaan 4 xidig oo sanadkaan soo baxay isla markaana magac ku yeeshay fankeena kuwaas oo kale ah sabriina muuse oo london uk dagan, dayax dalnuurshe oo muqdisho somalia jooga, princess istaahil oo dagan ddsi jig...
Kiin Jaamac Yare Fanaan Kasbaneysa Magac Iyo Taagerayaal Xad Dhaaf Ah Maalin Kasta Ayaa Soo Saartay Hees Cajiib Ah Ooyayee
date: 2011-03-09 04:12:39
dhageysi wanaagsan heestan macaan ee jaceylku ku dhamaaday ooyayee iyo codka mucjisada ah kiin jaamac yare oo runtii sanadkan kasbatay taageerayaal xad dhaaf kadib markii ay ku qanceen codkeeda iyo guud ahaan qaab faneedkeeda soo jiidashada leh. d...
Fanaanadeena Qaaliga Ah Deeqa Ahmed Ayaa Soo Saartay Muuqaalka Heesteeda Macaan Ee Nasiib,,, Daawasho Wanaagsan.
date: 2011-03-09 04:12:39
fanaanada codka dahabiga ah ee reer north america deeqa ahmed gaydh ayaa soo saartay muuqaal aad u qurux badan iyo heesteeda nasiib oo aan dhihi karno waa mid kamid ah heesaha ugu macaan oo ay ku luuqeyso deeqa ahmed. waxaan u mahad celineynaa lii...
Hees Xusuus Qaraami Ah Oo Aad U Macaan Iyo Codka Dahabiga Ah Ee Boqorada Codka Farxiya Fiska Dhageysi Wacan.
date: 2011-03-09 04:12:39
dhageysi wanaagsan heestan kabanka ah ee xasuusta u ah boqoradeenii magool allaha u naxariistee waxaana codkeeda dahabiga ah inoogu qaadeysa boqorada codka farxiya fiska dhageysi wacan.   ...
Hodan Abdirahman Fanaanadeenii Sanadka Oo Hees Jaceyl Ah U Hibeysay Xaajigeeda Xalaasha Ah Mohamed Alta Dhageysi Wanaagsan.
date: 2011-03-09 04:12:39
jaceylka dhabta ahi waa kan ku dhamaado guur iyo is af garasho, waxaa tusaale fiican inoo ah xidig faneedkeena hodan abdirahman dheere iyo xaajigeeda mohamed alta oo ka dhabeeyay himiladoodii ahayd iney mar uun soo gunaanadaan jaceylkii ku koobnaa sh...
Heesta Facebook Iyo Codadka La Yaabka Leh Ee Xawo Cabdi Iyo Abdullahi Kalgacal Dhageysi Wanaagsan.
date: 2011-03-09 04:12:39
dhageysi wanaagsan saaxiibada nagu qaaliga ahoow. codadka xaawo cabdi iyo abdullahi kalgacal...
Latest News Fanaanada caan baxday fartun omar ayaa sanadkan 2014ka kusoo xirtay muuqaal caji
2014-12-19 21:01:32
Fanaanka wadaniga ah aidarus maliboy oo mar kale soo saaray hees wadani ah ee da
2014-12-19 17:45:37
Hees af oromo ah oo ay wada qaadayaan fanaanadeena sanadka hodan abdirahman iyo
2014-12-19 16:49:33
Wax la sugaba hadey soo dhacday jawaabta heestii hadaadan tumeyn iyo codka alfan
2014-12-18 17:22:44
Xidigaha sanadkan soo baxay ee fankeena si layaab lehna magac ku heleen sanad gu
2014-12-17 22:29:49
Aroos farxad leh iyo hambalyo ku socota yahye dahir elmi iyo munira hassan moham
2014-12-17 00:28:01
Kiin jaamac yare fanaan kasbaneysa magac iyo taagerayaal xad dhaaf ah maalin kas
2014-12-16 20:16:33
Fanaanadeena qaaliga ah deeqa ahmed ayaa soo saartay muuqaalka heesteeda macaan
2014-12-16 19:36:26
Hees xusuus qaraami ah oo aad u macaan iyo codka dahabiga ah ee boqorada codka f
2014-12-15 16:20:51
Hodan abdirahman fanaanadeenii sanadka oo hees jaceyl ah u hibeysay xaajigeeda x
2014-12-10 18:09:54
Arimaha Bulshada Fanaanada caan baxday fartun omar ayaa sanadkan 2014ka kusoo xirtay muuqaal caji
2014-12-19 21:01:32
Fanaanka wadaniga ah aidarus maliboy oo mar kale soo saaray hees wadani ah ee da
2014-12-19 17:45:37
Hees af oromo ah oo ay wada qaadayaan fanaanadeena sanadka hodan abdirahman iyo
2014-12-19 16:49:33
Wax la sugaba hadey soo dhacday jawaabta heestii hadaadan tumeyn iyo codka alfan
2014-12-18 17:22:44
Xidigaha sanadkan soo baxay ee fankeena si layaab lehna magac ku heleen sanad gu
2014-12-17 22:29:49