HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Latest News
Hambalyo Aroos Walaasheen Deeqa Aadan Laami Iyo Seygeeda Abdulkadir Aadan Abdulla Oo London Ku Aqal Galay Todobaadkan Hambalyo
date: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan maamulka shabakada deeyoo team qeybihiisa kala duwan ayaa hambalyo diiran oo farxad leh hawada u marinaya arooska walaasheen qaaliga ah deeqa aadan laami iyo seygeeda abdulkair aadan abdulle black oo ku aqal galay magaalada london ee cariga...
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Walaalkeen Iyo Fanaankeena Dhalinta Yar Yahye Uk Oo Hooyadiis Geeriyootay Allah Yaa Raxma.
date: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan bahda deeyoo team oo aad uga murugeysan geeridii ku timid hooyo xaliimo maxamed jaahweyn oo naga wada geeriyootay gaar ahaan reer jaahweyn iyo reer maxamuud caraale ayaanu leenahay walaalayaal geeridu waa xaq lagu kala hor marayo kaliya. ...
Hambalyo Iyo Tahniyad Aroos Oo Aan Hawada U Marineyno Lamaanaha Cusub Fanaanadeena Caanka Ah Princess Hawo Kiin Iyo Xaajigeeda Ali Waasac
date: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan bahda fanka ee deeyoo music team waxa ay hambalyo iyo tahniyad hawada u marinayaan fanaanada qaaliga ah princess hawa kiin iyo ali waasac oo noqday lamaane ku heshiiyay wadaaga nolosha iyo jaceylka, marwo iyo ninkeed, lamaane ka sal gaaray ...
Xaflad Dhaqameed Aad U Heer Sareysa Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Ardeyda Somalida Oo Lagu Qabtay Dalka Malesia
date: 2011-03-09 04:12:39
barmaamij ku saabsan dhaqan soo bandhigit ama carwo dhaqamadeed ayaa ka dhacay jamacada multimedia university (mmu) ee ku taal xaafadada cyper jaya ee kuala lumur ee wadanka malaysia,  waxaana si wayn u soo abuuley ururweynaha ardayda somaliye...
Hambalyo Dhalasho Ku Socota Hooyo Maryan Iyo Aabe Abdifatah Oo Gabar Yar Ugu Dhalatay Norway Hambalyo Hambalyo Hambalyo
date: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan bahda deeyoo qeybaheeda kala duwan ee fanka iyo ciyaaraha waxa ay halkan uga hambalyeynayaan oo ay tahniyad uga dirayaan walaalkeen abdifatah lajeclow iyo walaasheen maryan abdullahi oo dhawaan gabr ugu dhalatay dalka norway. anzal abdif...
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Aan Halkan Uga Direyno Dhamaan Reer Baare Gaar Ahaan Walaalkeen Haashin Ahmed Baare
date: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan qeybaha kala duwan ee deeyoo oo si aad uga murugeysan geeridii ku timid abti iyo adeer ahmed baare, waxaan tacsi u direynaa dhamaan eheladii, qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee abti axmed baare. waxaan si guud ugu tacsiyey...
Inna Lillah Wa Inna Ileyhi Raajicuun, Tasi Ku Socota Reer Maxamed Yusuf Iyo Jamiilo Sheekh Cabdi
date: 2011-03-09 04:12:39
waxaan guud ahaan tacsi u direynaa reer maxamed yuusuf iyo jamiilo sheekh cabdi maxamuud si gaar ahna waxaan ugu tacsiyeyneynaa saaxibadeen ama walaalaheen cabdikariin maxamed yuusuf (kalimow) iyo yuusuf maxamed yuusuf (bariila).  waxaan ug...
Heestii Daacad Iyo Fanaanka Da'da Yar Mohamed Deeko Oo Loo Sameeyay Muuqaal Aad U Qurux Badan Halka Ka Daawo.
date: 2011-03-09 04:12:39
mohamed deko iyo muuqaalka heestiisa daacad ayaa kamid ah muuqaalada aan idiin soo xulnay oo weliba ah kuwii ugu danbeeyay ee nagula baashaala waxaa noo fududeeyay caamir yare iyo yuusuf garabeey aad ayaanu uga mahad celineynaa...
Xafiiskii Ugu Danbeeyay Uguna Cajiibsanaa Ee Laga Furay Somaliya Dib U Wadaniyenya Qurba Joogta Soomaalida Waa Loo Baahanyahay Ee Bal Daawo.
date: 2011-03-09 04:12:39
xafiiska dib u wadaniyenta qurba joogta bal halkan ka fiirso fikradaadana ka dhiibo ma haboontahay in la furo xafiis noociisa ah mise qurba joogta ayaa saxan oo uma baahna xafiiskan... hoos kusoo qor fikradaada  mahadsanidiin...
Ha Caayin Oo Ha Ceebeyn Dumarkeena Sharafta Iyo Qiimaha Badan Adigoo Ku Raadinaya Magac Iyo Lacag Yar Oo Qiima Lahayn Faallo.
date: 2011-03-09 04:12:39
  bulsho waliba waxa ay horumar ku gaartaa qiimaha iyo qiimeynta dumarkooda, waxaana hubaal ah in dunida horumartay waxa kala wado inay yihiin dumarka marka laga fiiriyo dhanka wanaagsan, waayo waxay isku darsadeen daacadnimo, hufnaan, edeb, ...
Latest News Yurub geenyo iyo hees cusub oo magaceedu yahay qabooji adaa shidee halkan nagala
2014-08-01 08:36:43
Hambalyo maalinta weyn ee dhalashada puntland state of somalia iyo heesta waa ma
2014-07-31 18:47:41
Gabadhii ugu horeysay oo fanaanad ah oo muuqaal kasoo saartay dalka south afrika
2014-07-31 18:05:39
Boqorada codka farxiya fiska ayaa soo saartay hees ay ku dhiiri gelineyso barnaa
2014-07-30 23:30:44
Universal tv oo u muuqda mid looga adkaanayo tartankii somali tv ayaa dabaaldaga
2014-07-30 20:11:40
Habeenkii ciida iyo dubai oo aan idinkaga hayno heeso muuqaal ah xidig faneedka
2014-07-30 20:00:25
Full video habeenka ciida sntv sweden iyo wariye abdirahman hudeyfi nala daawada
2014-07-30 19:42:02
Full video habeenki ciida sntv holland oo ay ka heeseen fanaaniin qaali ah iyo w
2014-07-30 19:36:57
Full video habeenki ciida sntv iyo xidigaha geeska halkan nagala daawo barnaamij
2014-07-30 19:29:01
Full video habenki ciida iyo horn cable tv oo ay daadihineysa wariyada qaaliga a
2014-07-30 19:13:40
Arimaha Bulshada Yurub geenyo iyo hees cusub oo magaceedu yahay qabooji adaa shidee halkan nagala
2014-08-01 08:36:43
Hambalyo maalinta weyn ee dhalashada puntland state of somalia iyo heesta waa ma
2014-07-31 18:47:41
Gabadhii ugu horeysay oo fanaanad ah oo muuqaal kasoo saartay dalka south afrika
2014-07-31 18:05:39
Boqorada codka farxiya fiska ayaa soo saartay hees ay ku dhiiri gelineyso barnaa
2014-07-30 23:30:44
Universal tv oo u muuqda mid looga adkaanayo tartankii somali tv ayaa dabaaldaga
2014-07-30 20:11:40