|
Qubanayaal
isboorti oo goos goos ah
- Mourinho
tababaraha cusub ee Inter
Lyon oo markii
ugu horeysey kuwada guuleysatey horyaalka iyo koobka
koobabka Faransiiska sanad gudihiis
Chelsea
oo shaqadii tababaranimo ee kooxda ka ceyrisey Avram
Grant
Manchesrter United kooxda ugu qatarsan dalka Ingiriiska
iyo guud ahaan qaarada Yurub
Inter oo ku
guuleysatey horyaalka Talyaaniga, Milan oo weysey
booskii Champions League
Kooxda
Barcelona oo gashay xilli kala guur ah
Waxaa furmay
barnaamij Ciise dheere iyo kooxdiisa ku caawinayaan
Soomaaliya.
- Waxaan diyaar u ahay mar kale inaan u safto qaranka
Soomaaliya
Seedorf oo diiday inuu qarankiisa u ciyaara tartanka
qaramada Yurub
Wasaaradda
warfaafinta sportiga iyo dhalinyarada iyo giddiga
olombikada Soomaliyeed oo si wada jir ah u qabanaya
tartamo sports oo lagu xusaayo maalinta dhalinyarada
Soomaliyeed ee 15 May
Manchester United oo hanatey
horyaalka dalka Ingiriiska
Kooxehee ku
laabtey heerka 2aad kooxeheese ku soo biiray heerka 1aad
madaxda ugu sareeysa xiriirka k/cagta soomaliyeed
ayaa lagu wadaa in ay gaaraan Dalka Australia
Ciise
Dheere oo helay ruqsadii ciyaaryahanimo,
Ciise iyo
kooxdiisa oo wada barnaamij ay ku caawinayaan
Soomaaliya
Frank Rijkaard oo laga ceyriyey
shaqadii tababaranimo ee Barcelon,Guardiola oo lagu
bedelay
Arsenal oo
gashay xaalad adag, halkee aadayaan Hleb iyo Adabayor
Xulka
Soomaliya oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
iyo
Garsoorayaal soomaaliyeed oo soo dhex dhexaadiyey kulan
heer caalami ah
Bayern
Munich oo ku guleysatey horyaalkoodii 21aad ee dalka
Jarmalka
Real madrid oo sanadkii
labaad oo isku xiga hanatey horyaalka Spain
Milan
oo kaalinta 4aad soo ciriirsatey isla markaana hakisey
Inter
Chelsea oo markii ugu
horeysey taariikhdeeda soo gaartey finaalaha Champions
League markii ay ka aar goosteen Liverpool.
Soomaliya
oo ka hartay cayaaraha tartanka junyarka qaarada afrika.
Manchester United oo soo
gaartey finaalaha Champions League,
labo koox oo Ingiriis ah oo markii ugu horeysey ku
kulmaya finaalaha koobkan
Ballack
oo soo celiyey xiisihii horyaalka Ingiriiska
natiijooyinkii kulamadii
dhacay iyo kala horeynta kooxahay
Flamini oo ka tagey Arsenal! xagey aadayaan C, Ronaldo,
Lahm iyo Zlatan Ibrahimovich
Man.United
oo natiijo wanaagsan kala soo laabatey Barcelona oo ay
bareejo ku kala bexeen
Liverpool iyo Chelsea oo
ismari waayey, Riise oo kooxdiisa guusha ka hor istaagay
Bayern Munich oo ku
guulesatey koobka koobabka Jarmalka, Luca Toni mar
kale!!
Manchester United
oo heshay dhibic aad muhiim u ah, Arsenal iyo Liverpool
oo kulamadoodii badiyey
Roma oo
bareejo gashay, Totti oo dhaawac culus soo gaaray iyo..
Liverpool oo gashay xaalad adag, Benitez oo ku hanjabay
inuu is casilaayo
Macalinka Chelsea
oo ku riyoonaya Kaka iyo Messi, in kabadan 10 ciyaartooy
oo kooxda ka tageysa
Ronaldinho iyo
Seedorf maxaa kala heysta? Wenger oo garwaaqsadey inuu u
baahanyahay laacibiin waayo arag ah iyo qubanayaal kale
Bayern Munich
koox aan la loodin karin!
Warakii ugu
dambeeyey iyo suuqa kala gadashada ciyaartooyda,
Ronaldinho, Gattuso iyo Flammini oo leysku heysto
Ciyaaryahan Ciise
dheere oo aan weli u safan kooxdiisa Lillestrøm
waraaqihii aqoonsiga ciyaaryahanimo oo aysan soo dirin
X.S.K.C. darteed
Man.United oo ku dhow
hanshada horyaalka duugteyna rajadii Arsenal
Juventus oo garaacdy Milan
oo ku dhow ineysan ka qeyb galin Champions League soo socda
Barcelona oo mar kale
bareejo gashay, rajadii ay ka qabeen hanashada horyaalka oo
mugdi sii galeysa
Xiriirka Cayaaraha Fudud oo
qaban qabo xooggan ugu jira tartamada ka kala dhacaya Djabuuti
iyo Ethiopia.iyadoo ay shan xidig Soomaliya ay u matalayaan
tartamadaan
Bayern Munich oo
dirqi kaga baxsatey Getafe, Fiorentina, Rangers iyo
Zenit oo ku wehliya semifinaalaha koobka UEFA.
Barcelona iyo Man.United oo isku arki doono semifinaalaha
Champions League
Liverpool oo dhulka ku jiiday Arsenal, Chelsea oo mar
kale ku sugeysa semifinaalaha
Chelsea oo farqaha
ku dhegen Man.United, Arsenal oo macsalaameysey rajadii
ay ka qabeen horyaalka
Inter oo xajisatey
hogaanka horyaalka, Roma oo aan weli quusan
Real Madrid oo
bareejo gashay kuna dhow hanashada horyaalka Spain
markii ay Barcelona ka faa`iideysan weysey
Xulka
qaranka Soomaliya oo ku jira diyaar garoowgii ugu
dambeeyay ka horkulamada ay la yeelanayaan dalalka
Niger iyo Kenya
Manchester United
iyo Barcelona oo min hal lug la galay semifinaalaha
Champions League
C.Ronaldo oo la
celin la`yahay, Arsenal oo kusoo noqotey wadadii guusha
Kooxaha safka
hore ee Talyaaniga oo midkoodna uusan badin
Pato Ciyaaryahan
Mustaqbal leh
Wararkii ugu
dambeeyey iyo suuqa kala gadashada ciyaartoyda
Beckham oo
kulankiisii 100 saftey iyo natiijooyinkii kulamadii
xiisaha badnaa ee saaxiibtinimo
Real Madrid oo mar
kale garoonkooda lagaga badiyey, Barcelona oo ka
faa`iideysatey una soo jirsatey 4 dhibcood oo keliya
Man.United oo talaabo weyn hore ugu qaadey hanashada
horyaalka, Chelsea oo kaalinta 2aad soo gashay
Juventus oo soo celisey xiisihii horyaalka Talyaaniga
markii ay ka badiyeen Inter Romana ay badisey
Lippi
oo 5 ciyaaryahan shuruud uga dhigay Milan hadii ay
doonayaan inuu tababare u noqdo
Inter oo
beenisey eedeeyn uga timid macalinka Arsenal Wenger
Goos goos ku saabsan warakii ugu dambeeyey iyo suuqa
kala gadashada ciyaartooyda
Beckham oo mar kale lagu soo darey qaranka Ingiriiska
|