Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Naadiga Manchester United oo hogaaminayso loolanka loogu jiro Mesut Ozil iyo wararkii wargeysyada

Mesut Ozil

31.07.2010, deeyoo.com.

Kooxda Mancheter utd ayaa ku doonayso 12 milyan Mesut Ozil.

Mesut Ozil oo ay wada doonayan kooxo badan sida Arsenal,Tottenham,Real Madrid iyo naadiyo kale oo yurub ka dhisan ayaa Manchester waxay soo bandhigtay 12 milyan lacago dhan oo ay ku doonayso kubad sameeyaha wadanka Jarmalka.

Xidiga kooxda Weder Bremen Mesut Ozil ayaa waxaa si weyn ujecel tababare Sir Alex Fergusen isagoo sheegay in uu u dhaqaaqayo sidii uu ku keeni lahaa wiilkan yare ee reer Jarmal.

Mesut Ozil oo 21 jir ah ayaa waxaa uu jecel yahay ama uu sheegay in uu ku biirayo kooxda Real Madrid iyadoo Jose Morrinho uu xidigaan uu si weyn u jecel yahay.

Wargaysyada iyo wixii ay ka qoreen cayaaraha.

Tababaraha kooxda Liverpool Roy Hodgson ayaa doorbidaya 10 milyan in uu kusoo iibsado xidiga kooxda Standard Liege Steven Defour.

Full story: Daily Mail.

 

Kooxda Manchester City ayaa dagaal u galayso sidi ay ku keeni lahayd James Milner waxaana ay ku raadinaysaa 30 Milyan. 

Full story: the Sun

 

Tababaraha cusub ee Fulham Mark Hughes uu doonayaa 31 jirka reer wales Craig Bellamy in uu keeno garoonka Craven Cottage, laakin wuxuu loolan kala kulmayaa kooxda Tottenham,

Full story: the Sun

 

Xidigii hore ee kooxaha Arsenal iyo Barcelona Aleksandr Hleb ayaa waxaa doonaya kooxo badan oo ka dhisan horyaalka Ingiriska. 

Aleksandr Hleb oo 29 jir ah ayaa doonaya Liverpool,Tottenham Aston Villa,Sunderland,iyo West ham.

Full story: IM Scouting

 

Tababaraha kooxda Arsenal Arsen wenger ayaa ku adkaysanaya mar kale in Febrigas uu iska ilaabo ku biirista Barcelona una dhaqaaqo sidii Arsenal xiliga soo aadan uu horyaalka ula qaadi lahaa

Full story: Daily Mirror

 

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com