Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Liverpool oo baadi goobeysa xidigii bedeli lahaa Mascherano, Man. United oo kula dagaalameysa

Bedelka Mascherano (sawirka weyn) wuxuu noqon karaa Defour (sawirka kore) ama Poulsen (hoos)

31.07.2010, deeyoo.com.

Tababaraha kooxda Liverpool Roy Hodgson ayaa  doonaya in uu kaga adkaado tababaraha kooxda Manchester utd sir Alex Fergusen saxiixa xidiga Steven Defour.

Steven Defour oo u cayaara kooxda Standard Liege ayaa waxaa si weyn u doonaya kooxaha Liverpool iyo Manchester utd.

Tababara kooxda Liverpool Roy Hodgson ayaa waxaa uu ku doonayaa 10 milyan Steven Defour isagoo daawaday kulamada xidigaan isla markaana uu doonayo in uu kaga adkaado kooxda Manchester utd.

Steven Defour waa 22 jir leh farsamo wanaagsan waxaana uu yahay mid kasoo kabanayay dhaawac soo gaaray sanadkii lasoo dhaafay oo uu kasoo bogsooday. 

Kooxda Inter ayaa waxay si weyn u doonaysa Mascherano kuna dhow iney heshiis la gaaraan iyadoo Liverpool ay u dhaqaaqayso badalka xidiga ka tagaya kooxda iyadoo u aragta Steven Defour in uu yahay mid ay kaga maaranto.

Kooxda Liverpool ayaa u direysa wafuud dalka Beljamka si ay ula soo xaajooto kooxda Standard league ee dalka Beljamka waxayna ka doonaysaa cayaaryahankooda Defour.

Liverpool ayaa loolan kala kulmayso tiro kooxo ah oo ka dhisan dalka Ingiriiska oo wada doonaya cayaaryahanka.

Sidoo kale Hodgson ayaa u hanqal taagaay Scott Paker inkatoo Tottenham ay ku doonayso 7.3 milyan.

Xisigaha u calaameysan Liverpool si ay u buuxiyaan booska uu baneynayo Mascherano waxaa ka mid ah xidiga qadka dhexe ee Inter Sulley Cali Munrtai kaas oo ah mid ku dagaalama kubadaha.

Cayaaryahanada kale ee ay doonayso Liverpool ayaa waxaa kamid ah Christian Poulsen,oo juventus ah iyo Stiliyan Petrov oo u cayaara kooxda Aston Villa.

Nicolas Anelka oo maxkamadaynaya wargayska L'Equipe.

Weeraryahanka wadanka Faransiiska Nicolas ANelka ayaa waxaa uu diyaar u yahay in uu maxkamadeyo wargayska caanka ah ee ka soo baxa dalka Faransiiska ee L'Equipe.

Anelka ayaa ku dacwoonaya in wargayska L'Equipe uu aflagaado u geystay isaga intii lagu guda jiray koobka adduunka oo ay is qabteen tababaraha hore ee xulka faransiiska Domenech.

Dhinaca kale Thierry Henry ayaa sheegay in uusan doonaynin in markale uu u cayaaro wadanka Faransiiska. 

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com