Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Chelsea oo ku dhow iney hesho Cayaaryahan David Luiz oo bartilmaameed u noqdey kooxaha waa weyn ee Yurub

David Luiz

29.07.2010, deeyoo.com.

Kooxda Man City ayaa loolan adag kala kulmayso kooxda Chelsea oo ku aadan saxiixa xidiga kooxda Benfica ee David Luiz

Kooxda Benfica ayaa horey ugu sheegtay Chelsea in ay bixiso 33 Milyan hadii ay doonasyo dafacooda David Luiz.

Chelsea ayaa iyana waxay doonaysaa in ay bixiso 27 Milyan oo gini isla markaana waxaa la sheegay in tababaraha Chelsea uu si weyn u xiiseenayo cayaaryahankas daafaca ah.

Kooxda Benfica ayaa ku dagalamaysa cayaaryahanka kubadaha ku dagaalama ee daafaca wanaagsan leh David Luiz kaas oo dalabyo ugu imaanaya kooxo badan.

Kooxaha Man City iyo Real Madrid ayaa si weyn u doonaya cayaaryahankan David Luiz oo loo soo bandhigay 27 milyan halka kooxdiisa ay ku doonayso 33 Milyan ama 35 milyan.

Sidoo kale kooxahan ayaa waxay doonayaan cayaryahanka Ramires kaas oo isna 20 Milyan lagu doonayo waxaana Ramires markii ugu horeysay looga yeeray xulka wadanka Braziil.

Milkilaha koxda Chelsea Roman Abramivich ayaa waxaa uu go;aansanayaa in uu lacago dheeri ah ku daro qorshaha dhaqaalo ee soo iibsiga cayaaryahanada iyadoo uu dhaawac haatan ka qabo Chelsea daafaca xooggan ee Alex.

Ricardo carvalho oo isna lala xiriirinayo in uu isaga tago koxda Chelsea aya lagu soo waramayaa in ay doonayso kooxda ka dhisan galbeedka London ee Chelsea in ay gacanta kusoo dhigto David Luiz.

Ninka reer Talyaani ee Chelsea hogaamiya Carlo Anceloti ayaa xooga saaraya sidii uu u helli lahaa Ramires iyo David Luiz. 

Kooxda Chelsea ayaa waxaa dhaawac ugu maqan saddex ka tirsan cayaryahanadeeda sida gol haye Peter Cech,Alex iyo Drogba.

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com