Weeraryahanka
kooxda
Inter
Mario
Balotelli
ayaa
qarka u
saran in
uu ku
biro
kooxda
Man City
ee dalka
Ingirska
isagoo
lagu
doonayo
24
milyan
oo gini.
Mario
Balotelli
oo 19
jir ah
ayaa
waxaa uu
u
sheegay
qaar
kamid ah
saxibadiisa
in uu ku
biirayo
kooxda
Man City
isagoo
todobaadkii
mushaar
ahaan u
qaadan
doonno
65 kun
oo gini
waxana
uu
saxiixayaa
hishiis
dhan
shan
sano.
Sida ay
sheegayaan
wararka
laga
helayo
wadanka
Talyaaniga
ayaa
sheegaya
in Man
City ay
suura
gal
tahay in
ay sare
u sii
qaato
lacagaha
24
milyan
ah oo ay
ka
dhigto
29
milyan .
Kooxda
Man City
ayaa
doonaysaa
in suuqa
ay ku
bixiso
lacago
ka badan
100
Milyan
isayadoo
keentay
xiligaan
Jerome
Boateng
oo ay 10
Milyan
kaga soo
iibsatay
Hamburg,
David
Silva oo
24
Milyan
ay kaga
soo
qaadatay
Valancia,Yaya
Toure oo
24
Milyan
ay kaga
soo
iibsatay
Barcelona
iyo 17
Milyan
oo Lazio
ay kaga
soo
qaadatay
Aleksandar
Kolarov.
Mario
Balotelli
aya
sidoo
kale
waxaa
xiiseenaya
kooxaha
Chelsea
iyo Man
Utd
kuwaas
oo
doonaya
in ay
lasoo
wareegaan
xidiga
madowga
ee reer
Talyaaniga.
Tababarihii
hore ee
kooxda
Inter
ahna
macalinka
Man City
Roperto
Mancini
ayaa
doonaya
in uu
mar kale
uu ka
hoos
cayaro
ardaygiisa
hore
Mario
Balotelli
kaas oo
kulankiisa
ugu
horeyay
uu kazoo
muuqday
San Siro
ay ahayd
2007
waxaana
Mancini
ahaa
tababarihi
xiligaa
ee
kooxda
Inter.
Marka
loo eego
lacagaha
tirada
badan oo
Man City
u soo
bandhigtay
Mario
Balotelli
ayaa ka
dhig
karta
mid kaga
adkaata
kooxo
kale oo
doonaya
cayaaryahankan.
Jariiradda
La
Stampa
ayaa
sheegtay
in Mario
Balotelli
uu sugi
la’yahay
ku
biiristiisa
Man
City.
Man city
ayaa
doonaysa
in ay
hesho
xiliga
bilaabanaya
ugu
yaraan
afar
ilaa
shan
weeraryahano
kuwaas
oo ah
kuwo
laysku
haleen
kara
kooxdana
meel
gaarsin
kara.
“Mario
Balotelli
wuxu
leeyahay
labo
tayo mid
waa
da’disa
oo yar
iyo
farsamadisa
oo sii
koreyso
ayuu
yiri
Roperto
Mancini.
Wakiiilka
caanka
ah Mino
Raiola
oo ah
wakiilka
Mario
Balotelli
ayaa
sheegay
goor
hore in
wali wax
hishis
ah uusan
saxiixin
cayaaryahanka.
Jariiradda
Daily
Mail
ayaa
qortay
in
hishiska
Mario
Balotelli
uu ugu
biirayo
Man City
shaaca
laga
qaadi
doono
ama uu
si rasmi
ah u
hergal
doonno
maalinta
Arbacada
ah.
Man City
oo ka
hari la’
Torres.
Tababaraha
kooxda
Man City
Roberto
Mancini
ayaa ku
eedeeyay
kooxda
Liverpool
sababaha
ay ugu
diidan
tahay
weeraryaahnkooda
Torres.
Kooxda
Man City
ayaa soo
bandhigtay
lacago
badan oo
ay ku
doonayso
weeraryahanka
wadanka
Spain
Fernando
Torres.
waxaa
doonaya
in aan
hello
xiliga
soo
aadan
weeraryahano
wanaagsan
Torres-na
wuxuu
kamid
yahay
kuwaas
ayuu yir
Roberto
Mancini.
Wiilka
dahabiga
wadanka
Spain
Fernando
Torres
ayaa Man
City
waxay
soo
bandhigtay
lacago
ka badan
50
Milyan
oo gini.
Tababaraha
Liverpool
iyo
Javier
Mascherano
oo
kulmay.
Xidiga
qadka
dhexe ee
kooxda
Liverpool
Javier
Mascherano
ayaa la
kulmay
tababaraha
cusub ee
kooxda
Liverpool
Roy
Hodgson
marki
ugu
horeysay
tan iyo
magacaabista
Hodgson.
Javier
Mascherano
ayaa dib
ugu soo
laabtay
xerada
tababarka
koxda
Liverpool
ee
Melwood
kadib
koobka
adduunka
iyo
fasaxa
xiliga
oo uu
ugu
maqnaa
naadiga.
Kabtanka
wadanka
Argentina
Javier
Mascherano
ayaa dib
ugu soo
laabtay
dalka
Ingiriiska
iyo
kooxda
Liverpool
kadib
marki uu
ka qeyb
galayay
koobka
adduunka
waxaana
soo
laabashada
Javier
Mascherano
ku
wehliyay
cayaaryahanka
ay isku
dalka
yihiin
ee Maxi
Rodriguez
waxayna
imaaadeen
subaxnimadi
hore ee
Isniinta.
Tababare
Hodgson
ayaa
isku
dayaya
in uu la
hadlo
xidiga
Javier
Mascherano
oo 26
jir ah
sidii uu
ugu
dhaadhicin
lahaa in
uu sii
joogo
kooxda
isla
markaana
uu ka
haro in
uu dib
ula
midoobo
Rafael
Binitez
ee
kooxda
Inter.
Roy
Hodgson
ayaa
horey
ula
kulmay
cayaaryahanada
sar sare
ee
kooxda
Liverpool
sida
Gerrard,Torres
iyo
Jamie
Carragher
iyadoo
kulankaan
Javier
Mascherano
uu la
qaadanayo
uu yahay
kii ugu
dambeeyay
ee uu la
qaato
cayaryahanada
uu
doonayo
in
xiliga
soo
socda uu
ku
duulaamo.
Xidigaha
Javier
Mascherano
iyo
Rodriguez
ayaa
midkoodna
cayaaraynin
kulanka
isreeb
reebka
koobka
Yurub
wareegiisa
3-aad oo
ay la
cayaarayaan
kooxda
Rabotnicki
ee dalka
Macedonia.