Tababaraha
kooxda
Real
Madrid
JOSE
MOURINHO
ayaa
waxaa uu
u
sheegay
madaxda
kooxda
Real
Madrid
in ay u
keenaan
ashle
Cole.
Tababaraha
kooxda
Chelsea
ayaa
sheegay
in uu ka
dhaadhicin
doonno
Ashley
Cole in
uu sii
joogo
kooxda
Chelsea
halka
JOSE
MOURINHO
uu
dagaal u
galayo
sidi uu
ku keeni
lahaa
cayaaryahanka
reer
Ingiriis
dalka
Spain.
Dagaal
xarag
jiid ah
ayaa u
dhaxeeyay
Real
Madrid
iyo
Chelsea
oo ku
aadan
gacan ku
haynta
Ashley
Cole
iyadoo
ashleyna
uu yahay
kacaan
kadib
markii
saxaafadda
ingiriska
ay
sababeen
in ay
kala
geeyaan
isaga
iyo
Gacalasadiisa
Cheryl.
Tababaraha
Real
Madrid
ahna
tababarihi
hore ee
Chelsea
JOSE
MOURINHO
ayaa
doonaa
cayaaryahanka
Ingiriiska
AShey
Cole oo
29 jir
ah.
Agaasimaha
cayaaraha
Real
Madrid
Jorge
Voldano
ayuu
kala
hadlay
Jose
sidi
lagu
keeni
lahaa
cayaaryahanka
kacaanka
ka ah
koooxda
Chelsea
ee
Ashley
Cole
waxaana
ay
kawada
hadleen
sidii ay
u soo
bandhigi
lahaayeen
Rafael
Van der
Vaart
iyo
lacago
kaash ah
oo lagu
wareejiyo
Chelsea
iyana ay
iska
ilaawdo
Ashley
Cole.
Wararka
laga
helayo
kooxda
Real
Madrid
ayaa
sheegay
in real
Madrid
ay ku
mashquulsan
tahay
Ashley
Cole oo
ah
xidiga
kaliya
sida
weyn
looga
hadal
haayo
xerada
tababarka
kooxdaas.