Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Raul iyo Guti oo waqti dheer ka dib isaga tagay Real iyo qubanayaal kale

Raul iyo Guti iyo waayihii farxada Real Madrid

25.07.2010, deeyoo.com.

Xidigaha  caalamiga wadanka Spain Raul and Guti ayaa isaga tagaya kooxda Real Madrid todobaadka soo aadan.

Ra’ul ayaa ku biiraya kooxda reer Jarmal ee Schalke isagoo hishis labo sanno ah u saxiixaya.

Guti ayaa isna ku biiraya kooxda reer Turki ee Besiktas. 

 (Agence France Presse)
 

Daafaca kooxda Chelsea Ricardo Carvalho ayaa sheegay in uu ku riyoonayo inuu kula biiro Real Madrid Tababarihiisa hore ee Jose Morinho.

Haddii ay suura gal tahay in aan koox u saxixo waxaa ku biiirayaa Real Madrd ayuu yir Ricardo Carvalho kadib waraysi uu siiyay jariiradda AS ee kazoo baxda Spain. 

(Agence France-Presse)


Tababaraha kooxda Arsenal Arsen Wenger ayaa diyaar u ah in 10 Mlyan uu ku qaato daafaca dhexe ee wadanka Jarmalka Per Mertesacker.

Naadga Arsenal ayaa u dhaqaaqeysa Per Mertesacker hadii ay weyso cayaaryahanka Everton ee Phil Jagielka. 

Full story: Daily Star
 

Cayaaryaahnkaka qadka dhexe ee xulka Jarmalka Sami Khedira ayaa sheegay in kooxda kaliya ee uu ku biirayo ay tahay Real Madrid.

Sami Khedira oo qadka dhexe ugu cayaara kooxda the Stuttgart ayaa waxaa doonayay kooxo ay kamid yihiiin Man Utd iyo Chelsea. 

Full story: The Sun
 

Kooxda Man City ayaa lagu wargaliyay in uusan iib ahayn cayarhaanka Edin Dzeko.

Kooxda reer Jarmal Wolfsburg ayaa u sheegtay kooxda Man City iyo kooxaha kale ee doonaya cayaaryahankooda Dzeko uusan iib ka ahayn.

Full story: Daily Mail


Cayaaryahanka dhawaan ay lasoo saxixatay Barcelona ee David Villa ayaa sheegay in uu dhalin doonno golal badan hadi kooxda Barcelona uu ku soo biiro Febrigas.

Full story: The Sun

Kooxda Chelsea ayaa lagu wadaa in ay soo caga dhigto garoonkeeda oo ay lasoo wareegto xidiga kooxda Benfica David Luiz.

David Luiz ay ku dagaalamayaan kooxo ay kamid yihiin Man City ayaa Chelsea waxay doonaysaa in 27 milyan oo lagu doonayo cayaarhanka ay bixiyaan.

David Luiz wuxuu ka cayaaraa daafaca. 

Sidoo kale Chelsea waxay doonaysaa cayaaryahanka qadka dhexe ee xulkaBrazil iyo kooxda Benfica oo lagu magacaabo Ramires.

Full story: Daily Mail

 

Tababraha kooxda Chelsea Carlo Ancelotti ayaa sheegay in uu liiska uu ugu jiro xidiga weerarka wadanka Talyaniga iyo kooxda Inter Mario Balotelli.

Full story: Daily Mirror
 

Tababaraha kooxda Liverpool Roy Hodgson ayaa lagu wadaa in uu ka iibiyo kooxda Inter xidiga qadka dhexe ee wadanka Argentina Javier Mascherano.

Full story: Daily Mirror

 

Kooxda MaN UTD ayaa doonayso in hishis cusub ay ka saxixdo Wayen Rooney kaas oo qandaraaska uu kula jiro uu ku egyahay 2012.

Full story: Daily Mirror

 

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com