Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Tababare Mano Menezes macalinka cusub ee xulka qaranka Brazil.

Tababare Mano Menezes

25.07.2010, deeyoo.com.

Tababarah kooxda Corinthians Mano Menezes ayaa noqonaya tababarah cusub ee xulka Braziil kadib markii uu aqbalay codsiga kaga yimid xirirka Brazil.

 

Xiriirka kubadda cagta dalka Braziil ayaa u dhaqaaqay Mano Menezes oo 48 jir ah kadib markii kooxda Fluminense ay diiday in ay fasaxdo tababaraheeda Muricy Ramalho kaas oo ahaa dooqa 1-aad ee xiriirka Braziil.

 

Fluminense waxay doonaysaa  Ramalho in uu sii joogo kooxda ilaa hishiskiisa inta uu ka dhamaanayo oo ku eg 2012.

 

Dalka Brazil ayaa waxaa uu marti galinayaa koobka adduunka 2014-ka iyadoo baadi goob xoogan ugu jirtay tababarihi u hogaamin lahaa koobka adduunka oo ay marti galinayan.

 

“waxaan hishiis la gaaray xiriirka si aan u noqdo tababaraha xulka Braziil ayuu yiri Menezes oo aqbalay in uu qabto xilka laga ceyriyay Dunga ee tababarnimada xulka Brazil.

 

Hadal qoraal ah oo kazoo baxay xiriirka kubadda cagta Brazil ayaa lagu sheegay in Mano Menezes uu kamid ilaa saddex tababare.

 

Musharaxinta kale ayaa waxaa kamid ahaa tababarihi hore ee xulka Braziil,Portugal iyo naadiga Chelsea Luiz Felipe Scolari iyadoo tababaraha kale uuu yahay tababarihi hore ee xulka Braziil iyo naadiga Real Madrid Wanderley Luxemburgo iyadoo Leonardo uu isna uu ku jiraty liska.

 

2014-ka waa markii 2-aad oo dalka Brazil uu marti galiyay koobka aduunka waxayna horey u marti galiyeen 1950-kii.

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com