Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Taageerayaasha Milan oo mudaaharaad sameeyey iyo warar kale oo isboorti

23.07.2010, deeyoo.com.

Taageerayaasha kooxda Ac Milan ayaa waxay dhigeen banana bax ay kaga soo horjeedaan soo iibin la’aanta kooxda Ac Milan xidigo.

3 kun oo taageerayaasha kooxda Ac Milan ka tirsan ayaa isugu yimid xerada tababarka kooxda Ac Milan iyagoo kawaayay xidigo wajiyo cusub kuwaas oo dhaxal gal ah ama kooxda guulo gaarsiin kara.

Ac Milan ayaa waxaa ku sugan xidigo da’ah kuwaas iyadoo madaxda Ac Milan aysan soo iibin ilaa iminka cayaaryahano muhiim ah.

Kooxda Inter oo lala xiriirinayo  Candreva

Kooxda ah horyaalka yurub ee Inter ayaa waxay sheegtay in ay diyaar u tahay in ay la wareegto xidiga kooxda Juventus ee Antonio Candreva..

Xidiga caalamiga ee wadanka Talyaaniga Antonio Candreva. Ayaa kooxdiisa Juventus u ogolaatay inay u fasaxaan koox kasto oo wada xaajood la galaya xidiga.

Xidiga boosaska badan ee qadka dhexe Antonio Candrev ka cayaara ayaa ku biiray kooxda Bianconerri  isagoo kazoo kaga soo biiray kooxda Uduneesa kadib cayaaro wanaagsan oo uu kazoo bandhigay Liverno.

Si kastaba kooxda Inter ayaa hishiiska xidigaaan ka muujisay rajo wanaagsan.

Milan oo doonayso Marco  Donadel.

Wararka laysla dhexmaraya ee ka imaanaya gacanka wadanka Talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Ac Milan ay u dhow dahay in ay la wareegto Marco Donadel. 

Qorshe lagu waday in xidigaan Marco Donadel. Uu ugu biro Ac Milan ayaa bur buray todobaadkii lasoo dhaafay kadib markii Ac Milan ay diiday in ay bixiso lacago kaash ah iyadoo soo bandhigtay in ay ku badalato Marek Jankulovksi.

Agaasimaha cayaaraha kooxda Fiorantina Pantaleo Corvino ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in xidigaan ka tirsan xidigaha 21 sanno ee xulka Talyaaniga Marco Donadel ay ka iibiyaaan kooxda Ac Milan laakin ay Milan soo bandhigtay is dhaafsi cayaaryahan halka ay iyaga ka doonayeen lacago kaash ah.

Kooxda Hamburg oo la wareegtay Heiko Westermann.

Naadiga ka dhisan wadanka Jarmalka ayaa lasoo wareegtay daafaca kooxda Schalke 04 ee dalka Jarmalka Heiko Westermann.

Heiko Westermann oo 26 jir ah ayaa waxaa uu saxiixay hishiis afar sanno ah waxaana uu buuxinaya booska uu baneeyay Jerome Boateng kaas oo ku biiray kooxda Man City.

Kooxda Hamburg ayaa ku iibsatay xidigaan Heiko Westermann lacag dhan 7.5 milyan oo Euro una dhiganta 9.7 Milyan oo doolar.

******               ******              ****** 

Xidiga daafaca Kooxda Ac Milan Massimo Oddo  ayaa u saxiixay kooxdiisa hishiis cusub oo uu kusi dheereenayo sii joogitaankiisa garoonka San Siro.

Daafaca rug cadaaga ah Massimo Oddo oo qeyb ka ahaa xulkii Talyaaniga ee qaaday koobka aduunka ayaa hishiiskan cusub waxaa uu yahay hal sanno oo kale oo naadiga uu kusii jooogayo.

Massimo Oddo ayaa ku sugan Ac Milan tan iyo 2007 markaas oo ay kasoo iibsadeen kooxda ka dhisan caasimadda Talyaaniga ee Lazio.

Xidigaan Massimo Oddo ayaa noqonaya cayaaryahankii 2-aad ee kooxda Ac Milan u saxiixa hishiis kordhin iyadoo uu ka horeeyay gool hayaha rug cadaaga ah ee Christian Abbiati kaasoo qalinka dul dhigay hishiis ilaa 2013-ka ah.

******               ******              ****** 

Christian Abbiati oo 33 jir ah ayaa loolan la gali doona gool hayaha dhawaan Ac Milan ay soo iibsatay ee Marco Amelia.

Christian Abbiati ayaa u cayaaray 9 kulan kooxda Ac Milan xiligii dhamaaday kadib markii uu dhaawac ugu maqnaa garoomada.

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com