Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Ribery iyo Benzema oo dacwadooda bilaabatay halisna ugu jiro xarig 3 sano ah

Ribery iyo Benzema

22.07.2010, deeyoo.com.

Xidigaha qadka dhexe ee xulka Faransiiska Franck Ribery iyo Karim Benzema ayaa halis ugu jira xarig 3 sano ah kadib markii la soo eedeeyay.

Boliiska Faransiiska ayaa maanta wareystay labadaan xidig iyadoo la sheegay in baaritaan ku socdo kaas oo ku aadan in ay xiriir galmood ah la sameeyeen gabdho aad u da’yar.

Dalka Faransiiska ayaa dambi culus ka ah xirirka lala sameeyo gabdhaha da’da yar iyadoo saddex sanno xabsi ah uu mutaysanayo qofkii lagu helo dambigaas.


Ribery iyo xaaskiisa Wahiba Belhami

Garyaqaanka u doodaya Eedeysane Ribery oo lagu magacaabo Sophie Bottai, ayaa u sheegay idaacadda RTL haddii tani ay cadaato ay noqonayso dambi laakin wuxuu sheegay in xidigaan uusan samaynin dambiga lagu soo eedeeyay.

Ribery ayaa horey Booliska ay u su’aaleen bishii Aprill laakin waxaa dib u dhigay iyadoo xulka Faransiiska uu isku diyaarinayay koobka aduunka iyadoo xidigaan uu ahaa hormuudka xulka Faransiiska ee koobka adduunka kuna soo hareen wareega hore ee guruubyada.

Real Madrid oo doonayso in Kaka ay ku badalato Ashley Cole.

Kooxda Real Madrid ayaa diyaarinaysa in kaka ay ku badalato Ashley Cole iyadoo xidigaas Chelsea ay ku adkaysanayso in aysan ka iibinaynin Real Madrid.

Sida ay qortay jarriiradda Mirror ayaa sheegaya in Real Madrid ay soo bandhigay xidiga reer Brazil in uu qeyb ka noqdo qorshaha ay ku doonayaan Ashley Cole in ay ku soo iibsadaan.

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay in daafaca dambeedka bidix ee kooxda Chelsea ay muhiim tahay in ay soo iibsadaan si uu u xoojiyo daafaca kooxda.

Sidoo kale Tababaraha kooxda Chelsea aya wuxu si weyn isna u jecel yahay Kaka oo waayo ay isla joogeen kooxda Ac Milan waxaana suura gal ah in labada koox ay xidigahaan is dhaafsadaan.

Sami Khedira loolanka loogi jiro oo Bayern Munich ay kusoo biirtay.

Xidiga qadka dhexe ee xulka wadanka Jarmalka ayaa ka dalbanaya kooxda Real Madrid in ay mushaar badan ay siiso isaga isla markaana ay aqbasho codsigiisa.

Xidigaan oo ka dalbaday Real Madrid in mushaar dhan 7 milyan ay siiso.si uu ugu biro kooxdaas.

Wakiilka Khedira oo lagu magacaabo Jorg Neubauer,ayaa sheegay in xidigaan uu dalbanayo in mushaaro badan la siiyo iyadoo kooxda Bayern munich ay dalbanayso xidigaan oo ay doonayso in ay hishiis la gaarto iyadoo xidigaan uu sheegay in kooxdii siisa musharo badan uu ku biirayo.

Sidoo kale Khedira wuxuu dalbanayaa in hishiis lix sanno ah lala gaaro kaas oo sanadkii uu ku qaadanayo 7 milyan oo Euro ah.

Agaasimaha kooxda Stuttgard Juchen Schneider  oo leh xidigaan milkiyadiisa ayaa sheegay in cayaaryahankooda dalabyo ugu yimid kooxo waweyn oo ay kamid yihiin Bayern Munich oo ah cadowga kooxda Stuttgard iyo naadiga Real Madrid. 

“Real Madrid aya codsi rasmi ah noo soo bandhigtay oo nala soo xiriirtay ayuu yiri Juchen Schneider

 

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com