Kooxda
Liverpool
ayaa
gabo
gabeysay
caafimaadkii
uu
marayay
xidiga
Joe Cole
oo ay
dhawaan
soo
iibsatay
iyadoo
uu
saxixay
hishiis
afar
sanno
ah.
Cole oo
28 jir
ah ayaa
soo gabo
gabeyay
7 sanno
oo uu
kusugnaa
kooxda
Chelsea
kadib
markii
ay isku
fahmi
waayeen
hishiis
cusub oo
xidigaaas
uu ka
dalbaday
Chelsea.
Joe Cole
ayaa
lala
xiriirinayay
naadiyada
Arsenal
iyo
Tottenham
laakin
wuxuu
hishiis
la galay
ugu
dambeyn
Liverpool
oo aanan
cayaaraynin
sanadkaan
koobka
horyaalada
yurub.
Iyadoo
horey la
doonayay
in uu
xidigaan
xerto
nambarka
7-aad
ayaa
wuxuu
qaadanayaa
nambarka
10-aad
ee
kooxda
Liverpool.
Imaatinka
Cole
kooxda
Liverpool
ayaa
imaanaya
iyadoo
dhanka
kale
horey uu
ugu
biiray
Benyoune
kooxda
Chelsea.
Xidiga
kusoo
barbaaray
xerada
juunyarka
kooxda
West Ham
ee Joe
Cole
ayaa
noqonaya
xidigii
2-aad ee
kooxda
Liverpool
lasoo
saxiixato
iyadoo
horey u
soo
iibsatay
weeraryahanka
xulka
Serbia
Milan
Jovanovic.
Joe Cole
ayaa
Chelsea
waxay
kaga soo
iibsatay
West Ham
6.6
Milyan
2003
wuxuu u
dhaliyay
40 gool
282
kulan oo
uu u
cayaaray
wuxuu la
qaaday
saddex
horyaalka
ingiriska
iyo labo
koobka
FA
cup-ka
ah.
Cole
wuxuu u
cayaaray
xulka
ingiriiska
56 kulan
oo
caalami
ah
isagoo
koobka
aduunka
cayaaray
labo
kulan
isagoo
labada
jeerna
badal
kusoo
galayay.
Tababaraha
kooxda
Tottenham
oo ahaa
tababarihii
kusoo
gacan
qabtay
xidigaan
waayihiisa
hore ee
juunyarka
kooxda
West Ham
ayaa
isku
dayay in
uu geeyo
kooxdiisa
laakin
cayaaryahanka
ayaa u
sheegay
macalinkisa
hore in
uu
doonayo
koox
weyn.
Tottenham
ayaa
waxay ku
dhamaysatay
kaalinta
4-aad
horyaalka
ingiriska
iyadoo
cayaaraysa
isreeb
reebka
kooba
horyaalada
yurub.
Daaficii
hore ee
kooxda
Liverpool
Alan
Kennedy
wuxuu
aamin
sanyahay
in Joe
Cole
imaatinkiisa
Liverpol
ay wax
badan
kusoo
kordhin
karto
kooxda.