Kooxda
Fulham
ayaa
waxaa
lagu
wadaa in
ay u
magacaawdo
Martin
Jol
tababaraheeda
cusub
iyadoo
labada
dhinac
ay isku
afgarteen.
Martin
Jol oo
54 jir
ah ayaa
waxaa uu
tababare
u yahay
kooxda
Ajex
iyadoo
uu
hishiis
horudhac
ah la
gaaray
kooxda
fulham
iyadoo
inta
badan ay
isku
afgarteen
hishiiska.
Ninkan
reer
Holland
Martin
Jol ayaa
waxaa uu
horey
tababare
ugu ahaa
kooxda
ka
dhisan
horyaalka
Ingiriska
ee
Tottenham
intii u
dhaxeysay
2004-2007.
Martin
Jol ayaa
waxa uu
kaga
adkaday
xilkaan
tababarihii
hore ee
xulka
Ingiriska
Sven-Goran
Eriksson
kaas oo
si weyn
u
doonayay
shaqada
kooxda
ku
cayaarta
garoonka
Craven
Cottage
ee
Fulham.
Tababare
Martin
Jol ayaa
waxaa uu
u
duulayaa
dalka
Sweden
halkaas
oo
kooxda
Fulham
ay ku
joogto
safar
cayaareed
oo 10
maalin
ah
iyadoo
suuqa
gal ah
in lagu
magacaabo
halkaas.
Sidoo
kale
xilka
tababarnimo
ee
Fulham
ayaa
waxa
lala
xiririnayay
tababaraaasha
dalalka
Maraykanka
iyo
Switzerland
ee Bob
Bradley
iyo
Ottmar
Hitzfeld.
Joll
ayaa
laga
ceyriyay
xilka
kooxda
Tottenham
bishii
October
2007
isagoo
walli
guri ku
leh
magaalada
London
waxayna
wararka
sheegayaan
in
ninkaan
u
dhashay
wadanka
Holland
ay u
badan
tahay in
xilkaas
uu qabto
todobadkan
dhamaadkiisa.
Kooxda
Fulham
ayaa
gaartay
Finalka
koobka
yurub
League
ama Uefa
Cup
horey
loogu
yaqiinay.
Kooxda
Inter oo
doonaysa
Steven
Pienaar,
Kooxda
inter
ayaa
waxay
haatan
calaamadaysatay
xidiga
garabka
Everton
ee
Steven
Pienaar
kaas oo
aanan
doonaynin
in
kooxdaas
uu sii
joogo.
Xidiga
caalamiga
wadanka
Koofur
Afrika
Pienaar
ayaa
doorbidaya
in u
isaga
tago
kooxda
ka
dhisan
magaalada
Liverpool
ee
Everton
isla
markaana
uu u
dhaqaaqo
koox
weyn.
Dhibaatada
ugu
daran ee
kooxda
Inter ay
ku waayi
karto
saxiixa
Pienaar
ayaa ah
iyadoo
Xiriirka
wadanka
Talyaaniga
uu ku
wargaliyay
naadiyada
Talyaaniga
in ay
soo
iibsan
karaan
hal
xidig oo
aanan
haysanin
baasaboor
midowga
yurub
waxaana
Inter ay
horey u
diiwaan
gashatay
Phillipe
Coutinho.
Tababaraha
kooxda
Inter
Rafael
Binitez
ayaa
horey u
doonayay
Steven
Pienaar
xilligii
Binitez
uu ku
sugnaa
kooxda
Liverpool
waxaana
macalinka
reer
Spain uu
ku
wargaliyay
madaxda
kooxda
Inter in
ay u
dhaqaaqan
xidiga
reer
koofur
Afrika
ee
Pienaar
kaas oo
lagu
qiimeeyo
15
milyan.
Messi
oo
kulan
deeq ah
ku
cayaaray
dalka
Braziil.
SAO
PAULO
deeyoo.com;
weeraryahanka
wadanka
Argentina
Lionel
Messi
ayaa
cayaaray
kulan
deeq ah
kaasi oo
ka
dhacay
dalka
Braziil.
Kulankaan
oo ay ka
qeyb
galeen
xidigo
ay kamid
yihiin
Deco oo
asal
ahan
kasoo
jeeda
Braziil,Careca
oo ah
laacib
hore oo
xulka
Braziil
u soo
cayaaray
ayaa
waxaa uu
ka
dhacay
koofur
bari
dalka
Braziil.
Kulankaan
ayaa
kusoo
dhamaaday
3-3
waxaana
Messi uu
dhaliyay
gool
laakin
waa la
diiday
isago
noqday
Offside.
Messi
wuxuu
cyaaray
10
daqiiqo
kulankaas.