Wararka
ka
imaanaya
dalka
Jarmalka
ayaa
sheegaya
in bahal
Badeedka
Saadaaliyaha
ahaa eek
u caan
baxay
koobka
adduunka
Paul
ayaa
waxaa
codsi uu
ugu
yimid
dalka
Spain
kadib
markii
uu
dalkas u
saadaaliyay
koobka
adduunka
in ay
qaadayaan.
Paul waa
magaca
loogu
yeero
xarshaash
badeedka
leh 8
lugood
iyo 3
wadno
kaas oo
ku
guulaystay
in uu
saadaliyo
dhamaan
kulamada
dalka
Jarmalka
iyo
isagoo
dalka
Spain u
saadaliyay
labadii
kulan ee
ugu
dambeeyay
ee la
kala
cayaareen
Jarmalka
iyo
Holland
oo ay uu
ku jiray
kulankii
Finalka
koobka
adduunka.
Kadib
markii
Paul uu
noqday
geesiga
u
saadaliya
koobka
adduunka
dalka ah
horyaalka
adduunka
ee Spain
ayaa
carwo ku
taala
magaalada
Madrid
oo lagu
soo
bandhiggo
xayawaanaadka
ay dalab
u dirtay
carwada
ku taala
dalka
Jarmalka
ee uu ku
nool
yahay
Paul.
Sideed
lugoodle
Paul
ayaa
waxaa uu
ku nool
yahay
carwada
lagu
magacaabo
Oberhausen
oo ku
taala
dalka
Jarmalka
waxaana
laga
diiday
in laga
iibiyo
carwada
kale eek
u taala
magaalda
Madrid
ee dalka
Spain
sida
laga soo
xigtay
afhayeenad
u
hadashay
Carwada
Oberhausen
oo lagu
magacaabo
Tunja
Munzig.
Mas’uul
ka
tirsan
Carwada
bandhigga
xayaawaandka
ee
magaalada
Madrid
oo lagu
magacaabo
Javier
Diaz
ayaa
sheegay
goor
hore in
ay wada
hadal
kula
jiraan
carwada
dhigooda
eek u
taala
dalka
Jarmalka
laakin
warkaan
ayaa
waxaa la
beeniyay
maanta.
Taageerayaasha
xulka
Spain
ayaa
waxay
kusoo
qorteen
maaliyadooda
iyo
Koofiyadooda
Paul.
*****
*****
*****
Kooxda
Chelsea
ayaa
waxay
doonaysaa
in
lacagihii
ugu
badnaa
ku soo
iibsato
weeraryahanka
kooxda
Liverpool
Fernando
Torres.
Naadiga
Liverpool
ayaa
gaashanka
ku
dhufatay
dalab
horey
ugu
yimid
Chelsea
oo
gaarayay
40
Milyan
oo gini.
Torres
oo 26
jir ah
ayaa
waxaa uu
haatan
kasoo
kabanayaa
dhaawac
soo
gaaray
kulankii
Finalka
koobka
adduunka.
Ku
guulaystaha
koobka
adduunka
Torres
ayaa
waxaa si
weyn u
jecel
bilyineerka
kooxda
Chelsea
Roman
Abramovich
kaas oo
u arka
xidigaan
in uu
yahay
mid ku
haboon
weerarka
kooxda.
Kooxda
ku
cayaarta
Stamford
Bridge
ee
Chelsea
ayaa
waxay
bartilmaameedkeeda
1-ad ka
dhiganaysaa
Torres
iyadoo
sidoo
kale
doonaysa
KAKA.
Kooxda
Liverpool
oo lagu
leeyahay
deeymo
dhan 350
Milyan
ayaa
waxa ay
qasaartay
xilli
ciyaaredkii
lasoo
dhaafay
55
Milyan
iyadoo u
baahan
in ay
hesho
dhaqaale
ay kaga
soo
kabato
dhibaatadaas.
Torres
ayaa
kaga soo
biiray
kooxda
Atletico
Madrid
sadex
sanno ka
hor
isagoo
lagu soo
iibsaday
21.5
Milyan
oo gini
waxaana
uu la
kulmay
tababaraha
cusub ee
kooxda
Liverpool
Roy
Hodgson
iyo
agaasimaha
cayaaraha
kooxda
Liverpool
oo ay ku
kulmeen
todobaadkaan
magalada
Madrid.
Warar
ayaa
sheegaya
in
xidigaan
Torres
uu
garoomada
ka
maqnaan
doonno
ugu
yaraan
saddex
todobaad.
*****
*****
*****
Kooxda
Liverpool
ayaa u
dhow in
12.5 ay
kula soo
wareegto
weeraryahanka
kooxda
Nice ee
dalka
Faransiiska
Loice
Remy.
Xidigaan
oo lagu
tilmaamo
mid
kamid ah
xidigaha
ugu
wanagsan
horyaalka
Faransiiska
ayaa ah
23 jir
kaasoo
si
wanaagsan
ula
dhacay
dalabka
kaga
yimid
Liverpool.
Vidic oo
doonaya
in uu ku
biro
Real
Madrid.
Daafaca
wadanka
Serbia
NEMANJA
VIDIC
ayaa
waxa uu
doonayaa
in uu
isaga
tago
koxda
Man Utd
kadib
markii
uu la
dhacay
dalab
ugu
yimid
kooxda
Real
Madrid.
NEMANJA
VIDIC
ayaa
waxaa uu
ka niyad
jabay
garoonka
Old
Trafford
ee
kooxda
reer
Ingiris
ee Man
utd ay
ku
cayaarto
isagoo
doonaya
in uu ka
cayaaro
wadanka
Spain.
Vidig
ayaa
waxaa uu
dalab
wanaagsan
ka
hellay
kooxda
Real
Madrid
iyadoo
tababaraha
cusub ee
kooxdaas
Jose
Morrinho
uu ku
wargaliyay
madaxda
Real
Madrid
in ay
keenaan
NEMANJA
VIDIC.
Real
Madrid
ayaa
waxay ku
doonaysaa
xidigaan
18
Milyan
oo gini
iyadoo
macalinkii
hore ee
kooxda
Chelsea
uu u
arko
cayaaryahankaan
daafaca
wanaagsan
leh
NEMANJA
VIDIC in
isaga
iyo
Ashley
Cole ay
waayo
cusun u
furi
karaan
kooxdas.
NEMANJA
VIDIC
waa 28
jir
waxaa uu
kooxda
Manchester
utd ku
biiray
2006
isagoo 7
milyan
ay kaga
soo
iibsadeen
kooxda
Spartak
Moscow.
Vidig
ayaa
todobaadkii
Man Utd
ka qaata
lacag
dhan 70
kun
laakin
wuxuu
dalbaday
goor
dambe in
laga
dhigo
mushaarkiisa
110 kun
waana
lacagaha
uu
mushaar
ahan u
qaato
xidiga
ay
kawada
cayaaraan
daafaca
dhexe ee
Ferdinand
laakin
madaxda
Man utd
ay ka
madax
adeegeen
soo
jeedinta
xidigaan.
NEMANJA
VIDIC
wuxuu u
cayaaray
ku
dhawaad
200
kulan
kooxda
Shayaadiinta
cas cas
ee Man
Utd.
*****
*****
*****
Weeraryahanka
kooxda
Barcelona
Zlatan
Ibrahimovic
ayaa
sheegay
in uu
sii
joogayo
kooxdiisa
kadib
markii
ay soo
baxeen
warar
sheegaya
in uu ku
biirayo
naadiyo
ka
dhisan
wadanka
ingiriska.
Waxaan
ahaa
xidig ka
tirsan
Barcelona
markii
aan
aadayay
fasaxa
waxaana
ahaan
dooonaa
xidig ka
tirsan
Barca
marka
aan soo
laabto
ayuu yir
Zlatan
Ibrahimovic
oo shir
jaraa’id
uu
qabtay
ku
sheegay
sidoo
kael in
uu dib
ugu soo
laabtay
u
cayaaridda
xulkiisa
Sweden.
*****
*****
*****
Kooxda
Chelsea
ayaa
waxay u
sheegtay
Real
Madrid
in ay
bixiso
30
milyan
oo gini
haddii
ay
doonayso
Ashley
Cole.
Ashley
Cole oo
si weyn
loola
xiriirinayo
Real
Madid
ayaa
naadigiisa
ay u
fasaxday
in
xidigaan
uu ku
biiri
karo
kooxda
ka
dhisan
Madrid
ee Real
haddii
ay
bixiyaan
lacagaha
ay ku
doonayaan
oo dhan
30
milyan.
Full
story:
the
Independent
Kooxda
Manchester
City
ayaa
rajo ka
qabta in
ay lasoo
wareegi
karto
xidiga
qadka
dhexe ee
kooxda
Aston
Villa
James
Milner.
Man City
ayaa soo
bandhigtay
25
Milyan
oo ay ku
doonayso
cayaaryahanka
caalamiga
ee xulka
Ingiriska
Milner.
Full
story:
Daily
Telegraph
Kooxda
Man City
ayaa
sidoo
kale
waxay
doonaysaa
xidig
daafaca
kaga
cayaro
kooxda
Lazzio
ee dalka
Talyaaniga.
Xidigaan
oo u
dhashay
wadanka
Serbia
ayaa
waxaa
lagu
magacaabaa
Alexander
Kolarov,
waxaana
uu yahay
mid
cayaar
wanagsan
kasoo
bandhigay
kooxdaas.
Full
story:
Daily
Express
Weeraryahan
Craig
Bellamy
ayaa
waxaa
uu ku
biiraya
kooxda
Tottenham
ee dalka
Ingiriska.
Xidigaan
ayaa
waxaa uu
isaga
tagayaa
kooxdiisa
Man City
oo
fasaxday
cayaaryahankii
hore ee
kooxda
Liverpool
Craig
Bellamy.
Full
story:
Daily
Mirror
Kooxda
Arsenal
ayaa
wali ku
dagaalamaysa
kabtankeeda
Cesc
Fabregas,
kaas oo
si weyn
loola
xiririnayo
kooxda
Barcelona.
Full
story:
the Sun
Kooxda
Zenit St
Petersburg
ayaa
waxay
doonaysaa
in ay
lasoo
saxiixato
daafaca
kooxda
Fc Porto
Bruno
Alves.
Bruno
Alves
ayaa
sidoo
kael
waxaa
doonaay
kooxda
Man Utd
oo suura
gal ah
in ay
weyso
daafaceda
Vidic.
Full
story:
Daily
Mail
Tababaraha
kooxda
Ajex
Martin
Jol ayaa
hishiis
la
gaaray
kooxda
Fulham.
Martin
Jol ayaa
kaga
adkaaday
xilkaas
tababarihii
hore ee
xulka
ingiriska
Sven
Goran-Eriksson.