Kadib 64
cayaarood
oo la
cayaaray
koobka
addunka
ayaa
waxaa
soo gabo
gaboobay
koobka
oo dhan
iyadoo
qaaradda
Afrika
gaar
ahaan
dalka
Koofur
Afrika
ay si
wanaagsan
u marti
galisay
koobkaas
iyadoo
wax
rabshado
ah aysan
ka
dhicin
laguna
guulaystay.
Warbaahinta
Deeyoo
ayaa
waxay
qiimeyn
ku
samaysay
xidigaha
xulka
koobka
adduunka
oo aan
kaso
xulnay
32 dal.
Xidigaha
11-ka ee
koobka
adduunka
(4-4-2)
Iker
Casillas
Gool
hayaah
xulka
Spain.
Waa
kabtanka
ku
guulaystay
koobka
adduunka
waa gool
hayihiiii
ay ka
dhasheen
goolal 2
ah
todobo
kulan oo
koobka
adduunka
ka
tirsan
waxaana
la dhihi
karaa
waa
shaqsigii
ka
dambeeyay
in xulka
Spain uu
ku
guulaysto
ama uu
noqdo
horyaalka
adduunka
isagoo
labo
sanno ka
hor
xulkiisa
u suura
galiyay
in ay
noqdan
horyaalka
Yurub.
Gool
hayahaan
wuxuu ka
bad
baadiyay
rigoore
xulka
Chile
isagoo
ay wax
gool ah
ka
dhalin
waayeen
xidigihii
xulka
Jarmalka
oo min 4
gool ka
dhaliyay
dalalka
Ingiriiska
iyo
Argentina.
Casillas
waxaa uu
labo
kubadood
oo
muhiim
ah ka
bad
baadiyay
xidiga
xulka
Holland
kulankii
Finalka
koobka
adduunka
iyadoo
mid
kamid ah
uu ku
celiyay
lugahiisa.
Giovanni
van
Bronckhorst
Daafaca
wadanka
Holland.
Waa
kabtanka
xulka
Holland
isagoo
cayaaro
la
jeclaysan
karo
kasoo
bandhigay
kulamadii
koobka
adduunka
isagoo
ka mid
ahaa
xidigihii
xulka
Netherland
soo
gaarsiiyay
koobka
adduunka
Finalkiisa.
Xidigaaan
wuxuu
waayay
koobka
aduunka
iyadoo
la
badalay
kulankii
Finalaha
waxana
lagu
badalay
xidig
aan
waligis
cayarin
koobka
adduunka
waxaana
xidigaan
uu
sheegay
kadib
Finalka
in ay u
ahayd
kulankisa
ugu
dambeeyay
ee xulka
Netherland
waxaana
uu aamin
sanyahay
haddii
uu
waayay
koobka
adduunka
isagoo
cayaaryahan
in uu u
qaadi
doonno
koobka
adduunka
dalkiisa
Holland
isagoo
Tabababare
ah.
Xidigahaan
waxaa u
eegnay
habkisa
difaaca
iyo
weerarka
isugu
jiray ee
uu kasoo
bandhigay
koobka
adduunka
waxaana
uu gool
ka
dhaliyay
Uruguay
kulankii
Seme
Finalka
oo 32 ay
kaga
badiyeen
Uruguay.
Arne
Friedrich
waa
daafaca
wadanka
Jarmalka.
Inkasto
ka hor
koobka
adduunka
la
sheegayay
in xulka
Jarmalka
daafacyadiisa
gaar
ahaan
xidigahaan
habkiisa
daafaca
uu yahay
mid aan
laysku
haleyn
Karin
hadana
xidigaan
wuxuu
tusiyay
caalamka
in uu
noqon
karo
daafac
leh
xajmi
badan
kaas oo
loolan
la gali
kara
daafacyada
ugu
wanaagsanaa
caalamka
kubadda
cagta.
Daafaca
Arne
Friedrich
waxaa
lagu
xasuustaa
in uu
gool ka
dhaliyay
kulanki
Argentina
ee 4-0
ay kaga
adkaadeen
isagoo
dhaliyay
goolkii
3-aad ee
cayaarta
waxaana
ay ahayd
fariin
uu u
diray
dadkii
aamin
sanaa in
uu yahay
daafac
fashilan
ka hor
koobka
adduunka.
Carles
Puyol
Daafaca
wadanka
Spain.
Daafaca
kooxda
Barcelona
Puyol
uma
baahnaa
faah
faahin
dheeri
ah oo ku
aadan
awoodiisa
daafaceed
isagoo
xidigaan
hakiyay
weeraryahanno
culus
kuwaas
oo uu
ugu
dambeeyay
Arjen
Robben
isagoo
fursado
xidiga
RObben u
saamixi
lahaa in
uu gool
ka
dhaliyo
kulankii
FInalka
uu ka
bad
baadiyay.
Haddii
dhinaca
kale ka
eegno
kadib
markii
uu si
wanaagsan
ugu soo
baxay
shaqadiisa
daafaca
ayaa
hadana
xidigaan
wuxuu
qabtay
shaqo
dheeri
ah
isagoo
ahaa
quusiyiha
xulka
dar
darka
watay ee
Germany
isagoo
dhaliyay
goolkii
kaliya
ee ay
kaga
adkaadeen
dalka
Jarmalka
kaas oo
ahaa
kubad
madax uu
ku
dhaliyay.
Philipp
Lahm.
Daafaca
wadanka
Jarmalka.
Kabtan
Philipp
Lahm
ayaa
ahaa
mas’uulkii
xulka
Jarmalka
horkacayay
koobka
adduunka
isagoo
ahaa
kabtanka
koobka
adduunka
ee
dalka
Jarmalka
kadib
dhaawac
soo
gaaray
Balack
uu kaga
maqnaa
koobka
adduunka.
Inkastoo
Gregory
van der
Wiel uu
kamid
ahaa
xidigihii
xulka
Holland
ee soo
gaarsiiyay
koobka
adduunka
ayaa
hadana
kabtanka
Jarmalka
Philipp
Lahm
inkastoo
Philipp
Lahm
xulkiisa
uu ku
haray
heerka
Seme
Finalka
koobka
ayaa
wali
waxaa u
eegnay
cayaarihii
uu kasoo
bandhigay
kulamadii
hore.
Mark Van
Bommel
Qadka
dhex
Holland
Wuxuu ka
mid ahaa
xidigihii
aadka u
shaqada
badnaa
hase
yeeshee
inta
badan
aysan
qaban
indhaha,
wuxuu
tiir
dhexaad
u ahaa
xulkii
Holland
ee
kaalinta
2aad ka
galay
koobka
aduunka
wuxuuna
ahaa
derbi
aan la
dhaafi
karin
isagoo
kulamadii
uu
saftay
intooda
badan
taliye
ka ahaa
qadka
dhexe
isla
markaana
xiriiriye
wanaagsan
u ahaa
daafaca
iyo
weerarka
xulka
Netherlands.
Thomas
Mueller
Qadka
dhexe ee
Jarmalka.
Thomas
Mueller
waa 20
jir
wuxuu
xertaa
nambarka
13-aad
ee xulka
Jarmalka
wuxuu
doonayaa
in uu
taariikh
ku
lahaado
xulka
Jarmalka
iyo
kubadda
cagta
caalamka.
Waa ku
guulaystihii
kabaha
dahabka
koobka
adduunka
isagoo
kaga
adkaaday
Villa,Forland
iyo
Wesley
Sneijder
Sidoo
kale
waxaa uu
ku
guulaystay
laacibka
ugu
wanaagsan
xidigaha
da’da
yar ee
koobka
addunka
isagoo
Ayew iyo
Do
Santos
kaga
adkaday
codadkii
la
qaaday.
Inkasto
xidigaan
uu
dhaliyay
shan
gool
isagoo
20 jir
ah maxaa
ka fili
karnaa
waxana
suura
gal ah
in
xidigaan
haddii
uu sii
wado
farsamada
iyo
kubadda
wanaagsan
ee uu
kaso
bandhigay
koobka
adduunka
ay
dhaxal
siin
karto in
uu noqdo
xidiga
ugu gool
dhaliska
badan
tartanka
koobka
adduunka
maadaama
uu sii
cayaari
karo
ilaa
saddex
koob
adduun
ee soo
aadan.
Andres
Iniesta
Qadka
dhexe
Spain.
Andres
Iniesta
waa
magaciisa
saxda ah
laakin
Waxaa
ugu
yeeri
kartaa
magacyada
naaneysta
,Geesigii
Finalka,Wiilkii
Finalka,halyaygii
Finalka,dhaliyihii
goolka
guusha,wiilkii
taariikhda
Spain
galay,
Waa mid
kamid ah
xidigaha
ugu
wanaagsan
qadka
dhexe
waa mid
gaaban
dhererkiisuna
waa 5ft
iyo 7
In,
waxaa uu
ka
caawiyay
xulka
Spain in
ay
qaadaan
koobka
adduunka
isagoo
xal u
noqday
in ay
cayaarta
gaarto
rigoorayaal.
Xidigaan
waxaa uu
u qalmay
laacibka
kulanka
Finalka
waxaa uu
ilaawsiiyay
taageerayaasha
Spain
habkiisa
qadka
dhexe ee
weerarka
leh
kabtanka
Arsenal
Cesc
Fabregas.
Wesley
Sneijder
Qadka
dhexe ee
Holland.
Xidigaan
wuxuu
dhaliyay
shan
gool
waana
mid
kamid ah
xidigihii
loo
saadaalinayay
kan ugu
wanaagsan
tartanka
isagoo
kaalinta
2-aad ka
galay
xidiga
ugu
wanaagsan
tartanka
koobka
adduunka
kadib
Forlan
oo ku
guulaystay.
Waa mid
kamid
ahaa
xidigaha
ugu
wanaagsan
dhalinta
Bilisiyoonada
ama
laadadka
xorta ah
isagoo
tartanka
koobka
adduunka
ka
saaray
wadanka
Brazil
kadib 2
gool oo
uu ka
dhaliyay.
David
Villa
Weerarka
Spain.
Waxaa uu
qariyay
Fernando
Torres
isagoo
fursad u
helay in
uu noqdo
xidiga
ugu
goolasha
badan
koobka
adduunka
xulka
Spain.
Waa
xidig
dheer
dhererkiisana
uu yahay
7ft iyo
2in
waxaa uu
sameeyay
in uu
goolal
dhaliyo
iyo in
uu
kubado
kale uu
ka
shaqeeyay.
Waa mid
si weyn
loogu
jecel
yahay
kubadda
cagta
dalka
Ingiriiska
oo si
weyn
looga
xiiseeyo
xidig
dheer in
uu kaga
cayaaro
weerarka
koox
kasto oo
kubadda
cagta
ingiriiska
cayaarta.
Diego
Forlan
Weeraryahanka
Uruguay.
Haddii
aan dib
u eegno
waayihi
aan ku
aragnay
kooxda
Manchester
utd
xidigaan
wuxuu
ahaa mid
aan
sidaa u
sii
buurneyn
laakin
wuxuu
inoo
sheegay
in uu
yahay
mid
laysku
halayn
karo
kadib
kulamado
iyo
goolal
badan oo
uu ka
dhaliyay
horyaalka
La Liga
Spain.
Diego
Forlan
weeraryanaka
kooxda
Athletico
De
Madrid
wuxuu
noqday
kan ugu
wanaagsanaa
736
cayaartooy
ee ka
qeyb
gashay
koobka
adduunka
2010 ee
kofur
afrika.