Cesc
Fabregas
ayaa
kasoo
muuqday
shaashadaha
isagoo
xeran
funaanadda
kooxda
Barcelona
iyadoo
loo
dabaal
dagaayo
guusha
koobka
adduunka
ee
xulkiisa.
Xidiga
qadka
dhexe ee
kooxda
Arsenal
Cesc
Fabregas
ayaa
lagu
qasbay
in uu
xerto
maaliyadda
koxdiiisa
hore
isagoo
taagan
20 kun
oo
taageerayasha
xulka
Spain
xilli
lagu
guda
jiray
dabaal
dagyada
koobka
adduunka
ee ka
dhacay
Magaalada
Madrid
ee
caasimadda
wadanka
Spain.
Febrigas
ayaa
waxaa ku
qasbay
xidigo
ay kamid
yihiin
gool
hayaha
kooxda
Liverpool
Pepe
Reina
ayaa
iska
dhigay
sida
gudoomiyaha
kooxda
Barcelona
oo
xidiga
kusoo
dhaweenaya
kooxda
waxaana
ku
wehliyay
xidigaha
naadiga
Barcelona
Carles
Puyol
iyo
Gerard
Pique.
Febrigas
ayaa
lagu
gaaday
xerashada
maaliyadda
kooxda
iyadoo
ay ka
dambeeyeen
Reina
iyo
xidiga
Barcelona
ee kala
ah
Carles
Puyol
and
Gerard
Pique.
Reina
ayaa ku
qeyliyay
mustaqbalka
waa
Barcelona
iyadoo
xidigaan
uu xeran
yahay
maaliyadda
buluugga
iyo
casaanka
ee
kooxda
Barcelona
ku
cayaarto.
Kabtanka
kooxda
Arsenal
Febrigas
ayaa si
dhaqso
ah isaga
siibay
funaanadda
kooxda
Barcelona
ee lagu
xaday in
uu
gashado.
Mustaqbalka
xidigaan
ee
kooxda
arsenal
ayaa
shaki ku
jira
iyadoo
gudoomiyaha
Barcelona
Sandro
Rosell
uu
doonayo
in
cayaaryahankaan
uu keeno
garoonka
Nou
Camp.
Febrigas
ayaa
sheegay
in uu
yahay
xidig ka
tirsan
koxda
Arsenal
uuna ku
faani
karo.
Febrigas
ayaa
sheegay
in
tababarihiisa
Arsen
wenger
uu
warqad u
soo
diray
Message
kadib
markii
ay ka
badiyeen
xulka
Holland
oo uu
ugu
hambalyeeyay.
*****
*****
Tababaraha
koxda
Tottenham
Harry
Redknapp
ayaa
sheegay
in uu la
qaatay
wada
hadal
mudo
badan
sidii uu
ku keeni
lahaa
xidiga
garabka
kooxda
Chelsea
ee Joe
Cole oo
kooxdaas
isaga
tagay.
(ESPN
Soccernet,
1150
BST).
Xidiga
qadka
dhexe ee
koxda
Liverpool
Javier
Mascherano
wakiilkiisa
ayaa
sheegay
in ay ka
baxeen
hishiis
la
donayay
in
xidiga
uu ugu
biro
kooxda
ah
horyaalka
yurub ee
Inter
Milan.
Javier
Mascherano
oo ayaa
sheegay
in uu
sii
joogayo
oo uu ku
faraxsan
yahay
kooxdiisa
meelna
uu kaga
soconin.
Xidigaan
Javier
Mascherano
ayaa
waxaa si
weyn
loola
xiriirinayay
kooxda
Inter oo
dhawaan
u
magacaawday
tababare
tababrihii
ku
fashilmay
xiligii
tagay
kooxda
Liverpool
ee
Benitez.
(Press
Association,
1025
BST).
Kooxda
Fulham
ayaa
waxay
wada
hadal
kula
jirtaa
tababarha
xulka
qaranka
Switzerland
Ottmar
Hitzfeld.
Ottmar
Hitzfeld
oo horey
labo
jeer ugu
guulaystay
kooobka
horyaalada
yurub
ayaa ah
tababare
qibrad
weyn leh
isagoo
caan ka
ah yurub
iyo
caalamka.
Tababarahan
Ottmar
Hitzfeld
aya
koobka
adduunka
u
hogaamiyay
xulka
Switzerland
waxana
ay
doonaysaa
in ay ku
badasho
tababarihii
hore ee
Fulham
Roy
Hodgson
kaas oo
hishiis
la galay
Liverpool
kuna
biiray.
Full
story:
goal.com
Weeraryahanka
kooxda
Liverpool
Fernando
Torres
ayaa
lagu soo
waramayaa
in labo
bil uu
ka
maqnaan
doonno
garoomada
kubadda
cagta
kadib
dhaawac
soo
gaaray
xidiga.
Torres
oo ka
dhaawacmay
qaska
kulankii
Finalka
koobka
adduunka
ayaa
waxaa ku
raad
joogay
Chelsea
iyadoo
dhaawacan
uu dib u
dhigi
karo
qorshe
kasto oo
Chelsea
uu ku
aadi
lahaa.
Full
story:
the
Guardian