Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Xusuuso xidigihii xulka Spain usuura geliyey hanashada koobka aduunka

13.07.2010, deeyoo.com.

Xulka wadanka Spain waxaa uu ka qeyb galay koobka adduunka 12 jeer oo hore iyadoo markaan ay u tahay markii 13-aad oo ay ka qeyb galeen koobka adduunka.

Dalkan ayaa horey hal jeer u soo gaaray heerka 4-ta waxayna ahayd 1950.

Tababare waxaa u ah Vicente del Bosque.

Tababarahaan ayaa waxaa uu kusoo qaatay waayo qurux badan koxda Real Madrid isagoo Real Madrid u qaaday koobka horyaalada Yurub labo jeer.

Waxaa uu kala wareegay xilka Tababarihi koobka Qaramada Yurub u qaaday 2008 ee Luis Aragones.

Xulka Spain xidigaha muhimka u ah waxaa kamid ah.

Xavi (Barcelona).waa  29 jir qadka dhexe ka cayaara.

Xidigaan waa mid kamid ah kuwa ugu wanaagsan caalamka qadka dhexe waxaa uu la qaaday koobka qaramada Yurub 2008 iyo Koobka adduunka 2010 waxa uu u cayaaraa Barcelona iyadoo Maradona uu ku tilmaamay Xavi xidig la mid ah hadduu haysan lahaa in koobka adduunka uu qaadi lahaa.

David Villa (Valencia).waa 27 jir waxaa uu ka cayaaraa weerarka.

Villa waxaa uu dhaliyay goolal dhan 43 isagoo u cayaaray in ka badan 60 kulan  waxaana uu yahay xidiga 2-aad ee ugu gool dhaliska badan dalka Spain waxaana ka horeeya Raul oo 44 gool dhaliyay saftayna 102.

Isagoo noqday xidiga ugu gool dhaliska badan tartankii 2008 qaramada yurub iyo 2010 koobka adduunka oo uu dhaliyay 5 gool.

Iker Casillas (Real Madrid). Waa  29 jir. Gool haye ah.

Xidigaan ayaa kulankisa ugu horeeyay xulka Spain u cayaaray bishii June 2000 isagoo 19 jir ah waxana uu cayaaray kulamo ka badan 100 kulan waxaana kulankiisa ugu wanagsanaa uu ahaa isagoo labo rigoore ka qabtay xidigaha xulka Talyaaniga.

Kadib 44 sanno ayay ku guulaysteen Spain koobka qaramada Yurub markoodi 2-aad.

Xidigihii ugu qeyb galay koobka adduunka wadanka Spain ayaa kala ahaa

Gool hayayal: Iker Casillas (Real Madrid), Jose Manuel 'Pepe' Reina (Liverpool), Victor Valdes (Barcelona).

Daafacyada : Raul Albiol (Real Madrid), Alvaro Arbeloa (Real Madrid), Joan Capdevila (Villarreal), Carlos Marchena (Valencia), Gerard Pique (Barcelona), Carles Puyol (Barcelona), Sergio Ramos (Real Madrid).

Qadka dhexe: Xabier Alonso (Real Madrid), Sergio Busquets (Barcelona), Cesc Fabregas (Arsenal), Andres Iniesta (Barcelona), Javier Martinez (Athletic Bilbao), David Silva (Valencia), Xavi Hernandez (Barcelona).

Weerarka : Jesus Navas (Sevilla), Juan Manuel Mata (Valencia), Pedro Rodriguez (Barcelona), Fernando Llorente (Athletic Bilbao), Fernando Torres (Liverpool), David Villa (Valencia).

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com