Kooxda
Chelsea
ayaa
waxay
hogaaminaysaa
loolanka
loogu
jiro
xidiga
daafaca
kooxda
Benfica
ee Fabio
Coentrao.
Fabio
Coentrao,oo
22 jir
ah ayaa
waxaa ay
doonaysa
in badal
uu u
noqdo
Ashley
Cole oo
si weyn
loola
xiririnayo
kooxaha
Real
Madrid
iyo
Barcelona.
The Sun.
Kooxda
Man City
ayaa
doonayso
weeraryahanka
kooxda
Woldsburg
ee dalka
Jarmalka
Edin
Dzeko.
Edin
Dzeko oo
24 jir
ah ayaa
waxaa
Man City
ay
doonaysaa
in ay ku
xoojiso
xulkeeda
weerarka
waxaana
lagu
qiimeenayaa
34
milyan
oo
gini.
Si
kastaba
Man City
ayaa
waxay
doonaysaa
in ay
xidigaan
ku soo
iibsato
lacago
iyo
cayaaryahan
dheeraad
ah
waxayna
,miiska
saartay
Roque
Sant
Cruz.
Daily
Telegraph.
Kooxda
West
Brom
ayaa u
hanqal
taageyso
in ay
lasoo
saxiixato
weeraryahanka
Marcus
Berg oo
ay
hishiis
muddo
amaah ah
ay la
saxiixanayso
waxaana
uu
haatan
uu u
cayaaraa
kooxda
Hamburg
ee dalka
Jarmalka.
Sidoo
kale
waxaa ay
West
Brom
waxay
doonaysaa
weeraryahanka
Liverpool
David
Ngog.
(Daily
Express)
Tababaraha
kooxda
Chelsea
Carlo
Ancelotti
ayaa
shaaca
ka
qaaday
in uu
doonayo
Kaka oo
uu rabo
in uu
kala soo
wareego
naadiga
Real
Madrid.
Full
story:
Daily
Mail
Tababaraha
kooxda
Arsenal
Wenger
ayaa
diiday
fursad
ay
Barcelona
kula
kulmayso
xidiga
qadka
dhexe ee
Cesc
Febrigas
inta uu
xidigaan
ka qeyb
qaadanayay
koobka
adduunka.
Full
story:
Daily
Mirror
Kooxda
Stock
City
ayaa
doonayso
in 7
milyan
ay kusoo
iibsato
daafaca
kooxda
Wigan
Maynor
Figueroa.
Maynor
Figueroa
o0 27
jir ah
ayaa
waxaa
sidoo
kale
doonaya
kooxda
Liverpool.
Full
story:
Daily
Mirror
Loic
Remy oo
ka
cayaara
weerarka
ayaa
waxaa
bartilmaamedsanaya
kooxda
West
Ham.
Loic
Remy oo
u
cayaara
Nice
waxaana
lagu
qiimeeyaa
12
Milyan
waana 23
jir ah.
Full
story:
Daily
Mirror
Weeraryahanka
kooxda
Liverpool
Fernando
Torres
ayaa ka
maqnaan
doona
garoomada
bilowga
bisha
ugu
horeysay
ee
horyaalka
Ingiriska
kadib
markii
uu ka
dhaawacmay
muruqa
cajarka
kulankii
Finalka
koobka
adduunka.
(the
Sun)
Dhaawaca
Torres
ayaa
sababaya
in
Liverpool
ay wayso
lacago
dhan 50
milyan
oo gini
iyadoo
xidigaan
lala
xiririnaya
kooxda
ah
horyaalka
Ingiriiska
ee
Chelsea.
(Daily
Telegraph)
Tababaraha
kooxda
Tottenham
Harry
Redknapp
ayaa
sheegay
in uu ka
cabsi
qabo in
Jonathan
Woodgate
xiligaan
ay
noqoto
xiligiisa
ugu
dambeeyay
kadib
dhaawacyo
is daba
jog ah
oo
30-jirkaan
hareeyay
isagoo
aanan
cayaarin
tan iyo
kulankii
kooxdiisa
9-1 ay
kaga
badisay
Wigan.