Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Forlan oo ku guuleytay kubada dahabka iyo abaal marinadii kale ee koobka aduunka

12.07.2010, deeyoo.com.

Weeraryahanka wadanka Uruguay Diego Forlan ayaa loo doortay in uu yahay xidigaha ugu wanaagsan tartanka koobka adduunka Golden Ball.

Weeraryahanka koxda Atleticico Madrid Forlan o 31 jir ah ayaa dhaliyay tartankan 5 isagoo xulkiisa soo gaarsiiyay heerka 4-ta.

Thomas Mueller oo isna dhaliyay shan gool ayaa loo doortay xidiga ugu wanaagsan xidigaha da’da yar tartanka koobka adduunka.

Mueller oo 20 jir ah ayaa ku guulaystay ayaa sidoo kale ku guulaystay kabaha dahabka isagoo dhaliyay shan gool saddex kalena uu ka dambeeyay in ay dhashadaan.

Xidiga wadanka Jarmalka Mueller ayaa kaga adkaaday kabaha dahabka xidigaha kala ah Forlan,Villa iyo Wesley Sneijder oo iyana min shan gool ka dhaliyay tartanka koobka adduunka.

Xidiga kooxda Bayern Munich Mueller ayaa kaga adkaaday laacibka xidiga ugu wanaagsan tartanka xidigaha da’da yar Giovani Dos Santos oo Mexico ah iyo Andre Aye woo Ghana ah.

Forlan aya isna kaalinta 1-aad ka galay codeyn ay sameeyeen wariyayal caalami ah oo u codeeyay xidiga ugu wanaagsan tartanka koobka adduunka.

Weeraryahankii hore ee kooxda Manchester Utd Forlan ayaa hellay 23.4% waxaana uu ka adkaaday xidiga qadka dhexe ee kooxda Inter iyo Xulka Netherland Sneijder kaas oo hellay 21.8% halka Villa uu ka galay kaalinta 3-aad.

“abaal marintaan aan ku guulaystay waa mid aan ugu mahad celinayo xidigaha aan isku dalka nahay ayuu yiri Forlan.

Wadanka Uruguay ayaa kasoo bandhigay koobka adduunka cayaarihii ugu wanaagsana dalkaas muddo 40 sanno ah.

Forlan wuxuu abaal marintaan kala wareegay xidigii heystay afartii sanno ee lasoo dhaafay waana Rug cadaaga Zinedine Zidane kaas oo ku guulaystay 2006 laakin calaamadda casaanka loo taagay kulankii ugu dambeeyay ee Finalaha koobka adduunka.

Dhinaca kale.

Gool hayaha wadanka Spain Iker Casillas oo labo jeer kubad ka bad baadiyay Arjen Robben ayaa loo doortay gool hayaha ugu wanaagsanaa koobka adduunka.

Casillas ayaa laga dhaliyay 2 gool 7-dii kulan ee koobka adduunka waxaana uu lamid noqonayaa Buffon oo 2006 laga dhaliyay labo gool.

 

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com