Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Finaalaha koobka aduunka, Saadaasha Paul VS Mani keebaa rumoobi doono

11.07.2010, deeyoo.com.

Paul waa magac uu leeyahay Noole ku nool Badda oo loo yaqaanno Octopus waxaana uu leeyahay 8 lugood iyo Saddex wadne ayaa noqday mid caanka ah kubadda cagta isagoo ku caan baxay saadaalinta kulamada dalka Jarmalka ayaa loolan ama tartan la galaayo shimbir ku nool dalka Singapore oo lagu magacaabo Mani parakeet.

Saadaaliye Paul xarshaad badeedka ayaa waxaa uu loolan kala kulmi doonaa shimbir ku nool dalka Singapore taasoo iyana saadalisay dhamaan kulamadii Seme Finalka kobka adduunka.

Xarshaash badeedka Paul waxaa uu ku dhashay Weymouth waxaana uuu saxay dhamaan kulamada uu cayaaray Jarmalka isagoo haatan sheegay In Spain ay noqon karto ama ay ku guulaysanayso koobka adduunka.

Laakin waxaa kusoo baxay shimbirka Mani oo 13 sanno jir ah kaas oo sheegay in Netherland ay qaadi karto koobka adduunka waana war wanaagsan oo taageerayasha wadanka Holland ay la dhaceen.

Shimbirkaan oo ku nool bariga fog ayaa waxaa leh nin odey ah oo 80 jir oo lagu magacaabo M Muniyappan ayaa sheegay in labo warqadood uu dhigaayo shimbirkaan hortiisa waxaana uu ku qarinaya calamada dalalka cayaara mid kasto oo kamid ah xaashiyaasha kadibna midka uu afka ku qaato ayaa badinaayo.

Muniyappan waa milkiilaha shimbirkaan ayaa ah nin ay ku tilmaamaan Nasiib sheege haddii si kale aan u qeexana waxaa ku tilmaami karnaa ninkaan in uu yahay Faalaloow ama Faaliye.

Munayappan ayaa u adeegsada Shimbirkaan saadaalinta iyadoo uu yahay mid uu ku shaqeysto dadkana ay u yimaadaan marka aydoonayaan in ay guursadaan ama walxo kael oo ay rabaan in ay ku dhaqaaqaan.

Muniyappan ayaa u ku dhashay dalka Hindia laakin u soo guuray Singapore 1953-dii waana markii ugu horeysay oo shimbirkaan uu u adeegsado dhabka Cayaaraha.

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com