Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Barcelona oo bareejo dirqi ah kala soo laabatey Jarmalka, Bordeaux oo lug la gashay querter finaalaha Champions League

Zlatan

24.02.2010, deeyoo.com.

Kooxda difaacaneysa horyaalnimada Champions League Barcelona ayaa bareejo dirqi ah kala soo laabatay dalka Jarmalka markii ay 1-1 kusoo celiyeen kooxda Stuttgart oo soo bandhigtay cayaar aad u raali gelisay daawadayaashii soo xaadiray garoonka.

Stuttgart ayaa qeybtii hore sida ay doonto ka yeelaneysay cayaarta iyagoo qabtay hogaanka markii uu karoos fiican soo dhigay Timo Gebhart isla markaana uu teesto ku dhaliyey weeraryahanka qatarta ah Cacau.

Stuttgart ayaa isla qeybtii hore dhalin kartay goolal intaas ka badan hase yeeshee iska wada qasaariyey fursadihii kale ee ay heleen iyadoo kooxda weyn ee Barcelona  ka faa`ideysteen isqasaarintii Stuttgart shabaqana la heleen gool aad muhiim u ah markii uu Zlatan oo laba fursadood oo mataano ah helay, goolhaye Jens Lehmann ayaa tii hore badbaadiyey soona tufay laakiin Zlatan ayaa fursdii dambe daba mariyey Lehman natiijadii cayaartana ka dhigay bareejo min hal gool ah.

Gool uu qeybtii hore dhaliyey cayaaryahan Michael Ciani aya ku filnaaday in Bordeaux 1-0 banaanka uga soo adkato kooxda Olympiakos natiijo fiicana kula soo laabato dalkeeda ka hor wejiga labaad oo ay marti gelinayaan kooxda ka dhisan dalka Geriiga.

Bordeaux ayaa u muuqata iney lug la gashay querter finaalaha Champions League inkastoo weli 90 daqiiqo harsantahay iyagoo u baahan badis ama bareejo si ay u xaqiijiyaan soo bixitaankooda.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com