Isboortiga
dalka
Soomaaliya
ayaa soo
maray
marxalado
iyo
heerar
kala
duwan
iyadoo
marna
aysan
eed
la’aan
noqonin
maamuladii
kala
duwanaa
ee soo
maray
cayaarihii
soomaaliya.xitaa
cayaaryahanadii
xiligaas.
Dhacdooyinkii
isboorti
ee
xusuusta
ku
reebtay
Bahweynta
isboortiga
dalka
Soomaaliya
ayaa
waxaa
kamid
ahaa
MAANTA
BADI
BARI
JILI.
Bahweynta
cayaaraha
Soomaaliya
ayaa
waxaa ay
ahaayeen
kuwo si
hoose
ugu war
haayay
habka
maamul
ay wax
ku wadi
jireen
maamulayaashii
isboortiga
dalka
Soomaaliya.
Waxaa
dhici
jiray in
laga
tago
cayaaryahan
ama
cayaaryahanad
laacib
ama
laacibad
ah taasi
oo ahayd
dhibaato
la og
yahay
laakin
aan
xalkeeda
loo is
taagin
ama
aanan
wax laga
qabanin.
MAANTA
BADI
BARI
JILI .waa
halheys
caan
baxay
taasi oo
ahayd
xulka
kooxda
Munushiibiyo
oo
cayaaraysay
cayaarihii
koobka
Naadiyada
Afrika
hadii
ay
adkaan
lahaayeen
kulankaas
ayaa
waxaa ay
u soo
bixi
lahaayeen
cayaaro
lagu
qabanayay
dalka
Chile
oo ku
yaala
Koofur
Ameerika
Kooxda
Muqdisho
ama
Dowladda
Hoose
ayaa
waxaa ay
la
cayaaraysay
koox ka
socotay
dalka
Nigeria
oo hadii
ay ka
adkaan
lahaayeen
ay
noqonayaan
kuwo ka
qeyb
gala
cayaaro
lagu
qabanayay
dalka
Chile.
Ka Sokow
ka
haritaanka
Kooxda
Muqdisho
ay ka
hartay
tartankaas
ayaa
waxaa
bahweynta
Soomaaliya
ay isla
dhexmareen
in
Kooxda
Muqdisho
aysan
Tabar
la’aan
ama
cayaar
la’aan
ugu
harin
laakin
ay
jiraan
wax
yaabo
kale
sida in
Laaluush
ay
qaateen
Maamulayaashii
Xiriirka
ama qaar
kamid ah
cayaartooydii
Kooxda
Muqdisho.
Sidoo
kale
waxaa
bahweyntii
isboorti
ee
Soomaliya
ay
xuseen
in
kulankii
MAANTA
BADI
BARI
CHILE
ay
mas’uul
ka
ahaayeen
qaar ka
tirsan
cayaaryahanadii
xulka
Kooxda
Muqdisho
waxaana
ay si
toos ah
afka ay
ugu
dhufteen
Gool
hayihii
kooxdaas
ee loo
yaqiinay
Isaaq
Max’ed
Nuur
(Isaaqeey).iyo
mid
kamid ah
daafacyadii
kooxdaas
u
Cayaarayay
kulankaas
oo Lagu
Magacaabayay
Amaan
kaasi
oo kamid
ahaa
ilaa
afar
cayaaryahan
kuwaas
oo
xiriirka
Soomaaliyeed
ee
Kubadda
Cagta
xiligaas
ay
sheegeen
in ay ku
xoojinayaan
kooxda
Munishiibiyo
si ay
ugu
adkaato
kooxda
ka
socotay
dalka
Nigeria.
Cayaartii
lugta
1-aad
ee
dhexmaray
kooxda
Ka
socotay
dalka
Nigeria
iyo
Munishiibiyo
oo ka
dhacday
dalka
Nigeria
ayaa ku
soo
dhamaatay
0-0
waliba
waxaa
kooxda
Munishiibiyo
kulankaas
u
cayaarayay
cayaartooydeeda
oo
kaliya
kuma
jirin
xidig
looga
soo
daray
kooxihii
ka jiray
dalka
Soomaaliya.
Cayaartii
Lugtii
2-aad
ee
dhexmaray
kooxda
Ka
socotay
dalka
Nigeria
iyo
Munishiibiyo
taasi oo
ka
dhacday
Magaalada
Muqdisho
ayaa
waxaa
lagu soo
daray
Munishiibiyo
ilaa
afar
cayaartooy
kuwaas
oo uu
kamid
ahaa
Aamaan
oo ahaa
daafacii
kooxda
Badroolka
iyo
Cambar
Qamiis
oo ahaa
xidigii
qadka
dhexe ee
kooxda
Waxool
kaasi oo
haatan
ku nool
Magaalada
Neyroobi
ee dalka
Keenya
iyo Labo
xidig
oo kale
.
Kulankaan
Maanta
Badi
Bari
Jili
waxaa
kooxda
Munishiibiyo
looga
badiyay
1-0
oo ay
guusha
ku
raacday
kooxda
ka
socotay
dalka
Nigeria
waxana
goolka
uu ahaa
mid ay
iska
dhaliyeen
kooxda
Munishiibiyo
waliba
waxaa
dhaliyay
Cayaaryahan
Aamaan
oo u
cayaarayay
kooxda
Badroolka
laakin
si
kumeel
gaar ah
uu
xiriirka
Soomaaliyeed
uu
sheegay
in uu ku
xoojinaayo
xulka
Munishiibiyo
maadaama
kulankaan
uu yahay
mid
muhiim u
ah
Soomaaliya.
Xudunta
Shakiga
ee
Bahweynta
Isboorti
ayaa
timid
kadib
goolka
ay iska
dhaliyeen
Munishiibiyo
waliba
uu ahaa
mid uu
saxiixay
mid
kamid ah
cayaartooydii
lagu
sheegay
in ay
yihiin
kuwo
xoojin
ah
waxana
dhaliyay
Aamaan
oo si
wanaagsan
u dib
dhaafiyay
Gool
Haye
Isaaq
Max’ed
Nuur
ISAAQEEY.
Inkastoo
waayo
joogii
cayaaraha
Soomaliya
ay
hoosta
ka
xariiqeen
in la
gacan
Bidixeeyay
kulankaas
Taageerayaashii
kubadda
cagta
Soomaliya
sida
weyn u
taageeri
jiray
ayaa
waxaa ay
sheegeen
in masuq
maasuq
cayaareed
ay
dhacday
isla
markaana
ay
mas’uul
ka
yihiin
Maamulayaashii
iyo
cayaartooydii
Soomaaliyeed
kuwaas
oo
qaatay
lacago
ama wax
ay ku
sheegeen
LAALUUSH.
Hadaba
dadkii
la xusay
ayaa
waxaa
kamid
ahaa
Alaha u
Naxariisto
Aabihii
isboorti,Halyeygii
isboorti
,Geesigii
isboorti
ee
Soomaaliya
Faarax
Wehliye
Cadoow
Janaqoow
oo ku
caan
ahaa
magaca
FAARAX
SINDIKO
laakin
qormadaan
ma jecli
in aan
ku sii
dheeraado
dhaliishii
ama
eedii ay
u soo
jeediyeen
Taageerayaashii
iyo
waayo
joogii
isboorti
maadaama
uu
geeriyooday
kaliya
waxaan
leenahay
Alaha u
naxariisto.
Sidoo
kale
waxay
eedeenta
ay u soo
jeediyeen
Gool
Hayihii
kooxda
Munishiibiyo
oo isna
ay ku
tilmaameen
mid
aanan si
wanaagsan
u
qabanin
kubaddii
Otoreetada
ee
Aamaan
u soo
baasay
waxaana
ay
sheegen
in uu u
dhaqaaqay
meeshii
kubada
loo
baasay
meel
aanan
ahayn
isagoo
ay ka
dhalatay
kubadaas
isla
markaana
ay soo
gabo
gaboowday
MAANTA
BADI
BARI
JILI oo
looga
adkaaday
1-0.
inkastoo
loo soo
jeediyay
eedaas
Gool
hayihii
kooxda
Munishiibiyo
Isaaq
Max’ed
Nuur
ISAAQEEY
waa
MARXUUM
ku
geeriyooday
dagaaladii
sokeeye
ee ka
dhacay
dalkeena
Soomaaliya
sidoo
kale
mana
jecli in
aan ku
sii
dheeraado
walaalkeena
qaaliga
ahaa ee
gool
hayihii
kooxda
Muqdisho
oo ahayd
Naadi
Caasimadda
Soomaaliya
matalaysay
Isaaqeey
waxaana
leenahay
Alaha u
naxariisto.
Isaaq
Max’ed
Nuur
Isaaqeey
ayaa u
geeriyooday
dhaawac
xabadeed
kadib
markii
ay ku
fakatay
xabad
Bistoolad
isagoo
joogay
Magaalada
Baladweyne
ee
Gobolka
Hiiraan
oo uu
kasoo
jeeda
xidigaan
isagoo
sababsaday
gacanta
nin ay
saaxiibo
ahayeen
oo ay
xabada
kaga
fakatay.
Hadaba
si aan
wax
badan
ugu sii
ogaano
waxa ka
jira
dhaleeceenta
ku aadan
in
Munishiibiyo
aysan ku
harin
Cayaar
looga
badiyay
Balse
ay ku
hareen
hagar
daamo
qorsheysan
oo ka
dhan ah
Naadiga
Muqdisho.
Maxaa ka
jira in
Garsoorayaashii
kulankaas
ay
Weydiisteen
Lacago
Laaluush
oo
XAARAAN
ah
Maamulkii
kooxda
Munishiibiyo
?
Si aan
wax
badan
ugu
ogaado
arrintaan
ayaa wax
ka
weydiiyay
shaqsi
ku
dhowaa
kooxda
Munishiibiyo
Maamulkeeda
laakin
aanan ku
soo
bandhigeeynin
Magaciisa
Qormadaan
waxaana
uu
ii
xaqiijiyay
in ay
jirto
arrintaas
ah in ay
lacag ay
weydiisteen
waliba
si
dadban
ay u
weydiiyeen
kadibna
loo
gudbiyay
Duqa
Magaalada
Muqdisho
ee
xiligaas
Xasan
Abshir
isagana
uu
ogolaaday
laakin
uu is
hortaagay
Marxuum
Sindiko
oo
sheegay
in aysan
u
baahneyn
cayaartaan
in lacag
la
bixiyo
isla
markaana
ay ka
adkaan
karaan
kooxda
reer
Nigeria.
Taageerayaashii
kooxda
Munishiibiyo
ayaa
sheegay
in ay
ahayd
mid
kamid ah
Shirqoolada
loo
dhigay
kooxda
Muqdisho
isla
markaana
ay ku
dhaceen
waxaana
ay
sheegeen
in ay
noqotay
mid
aysan
waligood
ilaawi
doonin.
Si
kastaba
kubada
cagta
Soomaaliya
ayaanan
ka bixin
waligeed
dhibaato,
Eed,Is
qab
qabsi,Laaluush,Nin
Jecleysi
iyo
Masuq
Maasuq.