Manchester Utd oo ku tumatay
Milan hal lugna la gashay wareega 3aad ee Champions League.
17.02.2010, deeyoo.com.
halkan ka fiirso goolasha ciyaartii kululeyd ee
dhex martay Milan iuo Manchester Utd oo gunaanadkeedii noqday in
Milan lagula durduriyo garoonkooda Sansiro iyo Rooney oo
muujiyay sida ay uga go'antahay inuu noqdo xiddiga ugu qatarsan
aduunka iyo in ay Manchester tabaryaraan Ronaldo kadib.
Ciyaarta oo ku dhamaatay 2-3 ay ku badiyeen
Manchester Utd, waxaa laba kamid ah goolasha dhaliyay Rooney,
halka Schooles dhaliyay goolka kale, dhanka Milan waxaa goolasha
u kala dhaliyay Ronaldinhi iyo Seedorf.
Fiirso goolashii ciyaarta.
Ciyaar kale oo ka dhacday dalka Faransiiska ayey
Lyon 1 gool iyo waxba uga adkaatay kooxda lacagta badan
isticmaashay ee Real madrid.