HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Dalka Zambia Iyo Ivory Coast Oo Usoo Gudbeen Semifinalka Koobka Qaramada Qaarada Afrika 2012ka The Ox Iyo Van Persie Oo Ciqaabay Bluckburn, Kooxdoodana Gudoonsiiyay Guushii Ugu Horeysay 2012ka Qaali Ladan Oo Aan Dhihi Karno Waa Fanaanadii, Abwaanadii Iyo Mulaxamadii Ugu Da' Yareyd Ee Sanadahan Fankeena Lagu Arko, Fiirso Heeteedan Cusub Zambia & Ivory Coasy Soo Baxay
Deeyoo Sport
2012-02-04 21:52:05
The Ox & Van Persie Oo Goolal ...
Deeyoo Sport
2012-02-04 17:24:18
Qaali Ladan Hees Cusub Fiirso
Deeyoo Music
2012-02-03 14:01:22
Terry Oo Laga Qaaday Kabtanka
Deeyoo Sport
2012-02-03 13:10:05
Heesta Banaadiri ah

Kabtan Terry Oo Laga Xayuubiyay Hogaamintii Xulka Ingiriiska Kadib Dhacdadii Cunsuriyada Ee Lagu Soo Eedeeyay.
kabtanka kooxda chelsea iyo xulka ingiriiska john terry ayaa si rasmi ah looga qaaday kabtanimadii xulka kadib wada hadal dheer oo u socday xiriirka dalkaas. go'aankan ayaa yimid kadib markii la fiiriyay sida ay saameyn ugu yeelatay ciyaartoyda kala midabka ah ee u ciyaara xulka ingiriiska iyo we.
Jose Mourinho Oo Kusoo Laabanaya Chelsea Iyo Shuruud Adag Uu Dul Dhigay Milkiile Abramovich.
tababaraha weyn jose mourinho ayaa la sheegayaa inuu go'aansaday kusoo laabashadiisa ingiriiska gaar ahaan kooxdiisii chelsea oo la dhaho karo waa ay tabeen mucjisadiisa. ilo muhiim ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay inuu tabarahan ku laabanayo chelsea marka uu dhamaado xilli ciyaareedka had.
Dhamaan Kooxaha Horyaalka Ingiriiska Oo Bishan Janaayo Ku Adeegtay Lacag Ka Yar Tii Torres Iyo Carrol Laga Bixiyay Sanad Ka Hor..
waxaa soo xirmay suuqii lagu kala iibsanayay ciyaartoyda qaarada yurub, waxaana la dhihi karaa sanadkani waa kii ugu liitay inta la xasuusto taariikhda suuqan, maadaama kooxuhu inta badan iska indha tireen inuu furanyahay iyo inuu xiranyahay. arinta mucjisada ah ayaa noqotay in bishan oo dhan l.
Ardaygii Hore Ee Macalin Ferguson Oo Shaatiga Ka Siibay Manchester City Iyo Chelsea Oo Sii Liiceysa.
darron gibson oo isbuucyo kahor ka tirsanaa manchester united ayaa saaciday kooxdiisii hore markii uu goolkii guusha ka dhaliyay kooxda uu tartanka kala dhexeeyo ee manchester city. guushan ay everton gaartay 3 dhibcood ay heshay kasokoow waxa ay muhiim u tahay manchester united oo dhankeeda ka b.
Farxiya Kabayare & Dalmar Yare Ayaa Soo Bandhigay Mid Kamid Ah Muuqaaladii Ugu Cajiibsanaa Ee Fanka Soomaaliya .
heestan waxaa loogu wanqalay dhunkasho, waxaa ka wada muuqda laba fanaan oo dhalinyara ah waa farxiya kabayare iyo dalmar yare, waxaa farsamada iyo muuqaalka heestan isku hagaajiyay eagle media pro oo uu hor kacayo ibrahin eagle iyo somalivip studio. heestan iyo habkan ay u jilayaan labadan fanaa.
Abdiwahab Mohamed (booska) Ayaa Banaanka Soo Dhigay Muuqaalka Heestii Caan Baxday Ee Calmasho Ee Halkan Ka Daawada..
heestan calmasho oo kamid ah kuwii ugu dhageysiga badnaa sanadkii lasoo dhaafay ayaa hada lasoo saaray muuqaalkeeda, waxaana ka muuqda alfanaan abdiwahab booska oo si xirfadeysan iyo muuqaal cajiib ah ku qaadaya, waa ereyadii iyo laxankii xassan dhuxul halka uu musiga saaray bashiir hanuuniye. da.
Fanaanka Da'da Yar Mohamed Abdi Moa Oo Hees Cusub Oo Muuqaal Ah Soo Saaray Ee Daawasho Wacan.
waxaa hees cusub oo muuqaal iyo maqal is wata soo saaray fanaanka reer norway mohamed abdi moa, heestan oo magaceedu yahay nimco waa mid jaceyl ah, waxaana soo saarida iyo farsamada suurta galiyay studio dhega ee magaalada drammen ee norway daawasho wacan.     .
Ghana Oo Qarka U Saaran Usoo Bixitaanka Wareega 2aad Markii Ay Tumeen Mali Iyo Qaramada Soo Baxay.
xulka sida weyn loogu saadaalinayo iney hanan doonaan koobka qaramada afrika sanadkan ee ghana ayaa tallaabo weyn hore ugu qaaday iney kusoo biiraan kooxaha usoo gudbay wareega 2aad ee tartankan markii ay 2-0 ku dharbaaxeen xulka adag ee dalka mali.   kulankaan oo ahaa mid ka mid ah.
Real Madrid Oo Si Sharaf Leh Ku Badisay Hogaankana Sii Seeta Dheereysay, Barcelona Oo Lagu Dhigay .
kooxda ku raaxeysaneysa hogaanka horyaalka spain ee real madrid ayaa gool lagaga naxsadey kulankii ay xalay la yeesheen kooxda zaragoza oo hogaanka dhanka hoose ka heysa laakiin rogaal celintii looga bartay ka dib ku guuleystay 3-1.   cayaaryahan ángel lafita ayaa 10 daqiiqo .
Juventus Oo Iska Reebtay Udinese Siina Kordhisay Hogaanka Horyaalka Talyaaniga.
kooxda juventus ayaa 3dii dhibcood xalaaleysatey kulankii adkaa ee ay caaa la yeesheen kooxda sanadkan wacdaraha ka dhigtay horyaalka talyaaniga ee udinese oo ay 2-1 kaga badiyeen.   alessandro matri ayaa kooxda juventus u dhaliyey labadii gool oo ay ku badiyeen una suura geliyey ko.
Dalakii Looga Baqayay Inay Hantaan Koobkii Qaarada Afrika Oo Dirqi Uga Baxsaday Wadamo Yar Yar..
dalalka ghana iyo mali oo kamid ah kuwa sida aadka ah loogu saadaalinayo hanashada koobka afrika ayaa dirqi uga baxsaday laba dal oo aad uga yaryar xaga ciyaaraha shakina geliyay hamiga taageerayaashooda. botswana oo markii ugu horeysay taariihkdeeda ka qeyb qaadaneysa ciyaaraha qaramada afrika a.
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Kala Iibsiga Ciyaartoyda Iyo Waxa Ka Jira In Van Persie Ka Tagayo Arsenal.
waxaan halkan idinkuugu soo aruurinay wararkii ugu danbeeyay ee dhaqdhaqaaqa suuqa iyo sida ay kooxuhu ugu kala orod badanyihiin bishan janaayo. chelsea oo aad ugu dhaw inay lasoo wareegto 20 jirka qadka dhexe uga ciyaara kooxda belgium ee genk magaciisana yahay kevin de bruyne, waxaana tababare .
Arimaha Bulshada

Music Events / Bandhig Faneed

Akhriso Warar kale

Qaali ladan oo aan dhihi karno waa fanaanadii, abwaanadii iyo mulaxamadii ugu da
2012-02-03 14:01:22
Farxiya kabayare & dalmar yare ayaa soo bandhigay mid kamid ah muuqaaladii ugu c
2012-01-30 12:27:34
Abdiwahab mohamed (booska) ayaa banaanka soo dhigay muuqaalka heestii caan baxda
2012-01-30 12:21:57
Fanaanka da'da yar mohamed abdi moa oo hees cusub oo muuqaal ah soo saaray ee da
2012-01-30 12:19:53
Amoore waa hees cusub oo muuqaal cajiib ah oo ay soo saartay fanaanada sanadkan
2012-01-20 10:47:59
Fanaanada weyn saynab labadhagax iyo alfanaan mahad jeesto ayaa soo saaray muuqa
2012-01-17 11:05:00
Xidigaha fankeena farxiya fiska iyo nimco dareen oo soo saaray muuqaalo cajiib a
2012-01-09 13:09:33
Afrika iyo Somalia Dalka zambia iyo ivory coast oo usoo gudbeen semifinalka koobka qaramada qaarada
2012-02-04 21:52:05
Ghana oo qarka u saaran usoo bixitaanka wareega 2aad markii ay tumeen mali iyo q
2012-01-29 08:22:53
Dalakii looga baqayay inay hantaan koobkii qaarada afrika oo dirqi uga baxsaday
2012-01-25 13:57:45
Drogba iyo manucho oo min 3 dhibcood u xalaaleeyay dalalkooda ivory coast iyo an
2012-01-23 10:19:19
Guinea iyo zambia oo dhulka ku jiiday libya iyo senegal furitaankii ciyaaraha af
2012-01-22 10:07:29